Wararka

Maraykanka oo marka kale ku celiyey sida uu uga soo horjeedo damaca Ethiopia ee...

0
Nairobi : Dowladda Maraykanka oo aad u adkaysay inay kala midaysantahay IGAD, Hayโ€™adaha caalamiga ah iyo bahwadaagta kale ee Qaarada Afrika in Qaranimada iyo...

Mareykanka oo mar kale taageeray midnimada dhuleed ee Soomaaliya

0
Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka ee Afrika, Molly Phee ayaa sheegay in dalkiisu uu Midowga Afrika, IGAD, iyo ururrada kale ee caalamiga ah la...

Guddoomiye Sacdiyo oo Shir guddoomisay kulanka Guud ee Golaha Shacabka BJFS

0
Kalfadhiga 4aad kulankiisa 13aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,ayaa waxaa shir guddoominaayay.Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar. Kulanka...

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka oo xarigga ka jartay xarunta dayactirka diyaaradaha ee Soomaaliya

0
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawada XFS Marwo, Fardowso Cusmaan Cigaal ayaa xarigga ka jartay xarunta dayactirka diyaaradaha oo markii ugu horeysay 34-kadib maanta...

Kooxda Kubadda Cagta Toronto FC oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho

0
Madaxda xiriirka kubadda gacta Soomaaliyeed oo uu hoggaaminayo Guddoomiye ku xigeenka 3-aad ee xiriirka Mudane, Yusuf Xuseen ayaa Magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay Koox ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Talyaaniga

0
Rome- Madaxweynaha Jamhuiriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Rome ee dalka Talyaaniga kulamo kula qaatay Madaxweynaha dalkaasi mudane, Sergio Mattarella iyo...

Baarlamaanka dalka oo bilaabaya ka doodista cutubyada Dastuurka

0
Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee golaha aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cali Shacbaan Ibraahim oo ay wehelisay Guddoomiye ku xigeenka 1-aad...

Dowladda Soomaaliya oo daah-furtay mashruuca iskuxirka hanaanka casriga ah ee gobolka bariga Afrika

0
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Fedeka Soomaaliya ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐๐ข๐ข๐ฑ๐ข ๐ˆ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐‚๐ข๐ ๐ž iyo Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta XFS ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ ๐—๐š๐ฌ๐š๐ง ๐Š๐ก๐š๐ฅ๐ข๐ข๐Ÿ ayaa maanta waxa ay si...

Wafdi ka socda guddiga Midowga Afrika iyo ATMIS oo la kulmay masโ€™uuliyiin ka tirsan...

0
Kulanka oo looga hadlayey amniga dalka waxaa ka qaybgalay wasiiru dowlaha wasaaradda gaashaandhiga Soomaaliya mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta, dhaqanka...