Wararka

Dowladda Soomaaliya oo maanta gudbineyso heshiiska rasmiga ah ee ku biirista EAC

0
Magaalada Arusha ee waqooyiga Tanzania waxaa maanta ka dhacaysa munaasabad ay Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ku gudbineyso heshiiska rasmiga ah ee ku biirista Urur...

Madasha aragti wadaagga sanadlaha ah ee Heritage oo Muqdisho ka furmay

0
Waxaa magaalada Muqdisho maanta ka furmay shirka sanadlaha ah ee Madasha Aragti wadaagga ee Heritage, kaas oo socon doono mudda laba maalin ah ,waxaa...

Hawlgal ka dhacay gobolka Jubbada Hoose oo lagu dilay 35 Khawaarij ah

0
Ciidanka Kumaandooska Danab iyo daraawiishta Jubbaland ayaa Howgallo lagu baacsanayo khawaarijta maalintii 3-aad kawada socda Gobolka Jubbada Hoose ee Dowlad Gobolleedka Jubbaland. Howgalladan ayaa waxay...

Madaxda Boliiska iyo kan Gobolka Banaadir oo guddoomiyay shir looga hadlayay amniga Caasimadda

0
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaalieed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, iyo Guddoomiyaha Gobolka Banadir ahna Duqa Caasimada Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shir gudoominayaya Shirka...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulan duco ah oo loo sameeyay AUN Madaxweynihii...

0
Wasiirka Warfaafinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Daaโ€™uud Aweys Jaamac oo wakiil ka ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka...

Dowladda Soomaaliya iyo Heyโ€™adda Lacagta Adduunka oo shir muhiim ah uu maanta uga furmay...

0
Nairobi- Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo uu weyhiyo Wasiirka Wasaaardda Qorsheynta Qarankaย  iyo Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa...

Raโ€iisul wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dalka Qatar

0
Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya, Mudane Abdullah Salem Al Nuaimi, iyagoo...

Howlgal lagu dilay xubno ka tirsan khawaarijta oo ka dhacay Jubbada Hoose

0
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa howlgal ay si wadajir ah uga fuliyeen gobolka Jubbada hoose Ciidamada Qaranka iyo kuwa dowlad gobolleedka...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo dhagax dhigay dhismaha waddo isku-xirto garoonka diyaaraddaha Maxamed Dheere iyo magaalada...

0
Madaxweynaha Dowladda goboleedkaย  Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta dhagax-dhiggay wadada isku-xirto garoonka diyaaraddaha Maxamed Dheere iyo magaalada Jowhar. Masuuliyiinta shirkadda u...