Wararka

HOWSHA KEYDKA IDAACADDA RAADIYO MUQDISHO UU DIGITAL UGU BEDELAYO CAJALADIHII HORE EE GABOOBAY

0
Warbaahinta Qaramada Midoobay ee United Nations News ayaa warbixin dheer dhowaan ka qortay waxayna ku sheegtay in howshan ay hayaan shaqaale aad u karti...

0
Safiirka Safaarada Soomaaliya ee dalka Kenya mudane Jibril Ibrahim Abdulle ayaa afur Wadareed u sameeyay Diblomaasiyiinta Caalamka ee Dalalkooda u fadhiya Dalka Kenya kuwaas...

Tartamayaasha Degmada Xarardheere oo u gudbay wareegga 3-aad

0
Tartankaan bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaadayย 12-ย dhibcood.oo ay guushii ku raacday Degmada Xaradheeere,halka kooxdii ku tartameysay magaca Degmada...

Wasiirro, xildhibaanno iyo Gobolka Banaadir oo ka qeyb galay furitaanka xarunta cusub ee Gubadleey

0
Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Dowladda FS ayaa ka qeybgalay munaasabadda xarig jarka dhismaha xarun cusub oo ay ku gowlgali doonaan maamulka deegaanka Gubadleey. Wasiir...

Japan oo dib u bilaabeysa maalgelinta la siiyo heyโ€™adda UNRWA ee Falastiin u qaabilsan...

0
Japan ayaa qorsheynaysa in ay dib u bilowdo dhaqaalihii ay siin jirtay hayโ€™adda Qaramada Midoobay u qaabilsan gargaarka qaxootiga Falastiin ka dib markii Israel...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS iyo Danjiraha shiinaha ee soomaaliya oo yeeshay kulan muhiim ah

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulqadir Maxamed Nuur iyo Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya mudane FEI Shengchao ayaa magaalada Muqdisho ku...

Tartamayaasha Laascaanood iyo Caabud waaq oo u gudbay wareegga 3-aad

0
Qeybtii hore ee Tartanka bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaadayย 10-ย dhibcood.oo ay guushii ku raacday Degmada Laascaanood ,halka kooxdii...

Cabdixakiin Axmed oo maanta lagu oofiyey qisasta Wariye Bulxan oo horay uu ugu diley...

0
Magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud waxaa maanta dil toogasho ah lagu filiyey Cabdixakiin Axmed Cigaal ooย  laga oofiyay qisasta Allaha u naxariistee Wariye Cabdikariin...

Israel oo cagaf-cagaf ku aasay dad aan hubeysneyn oo ay ku dileen Gaza

0
Muuqaal ay heshay Aljazeera ayaa muujinaya ciidamada Israel oo tooganaya,isla markaana cagacagaf ku aasaya rag Falastiini ah oo aan hubeysneyn,kuwaas oo ku sugnaa Gaza. Marxuumiintaasi...