DHIBAATADA QABYAALADDU LEEDAHAY.
Waxaa muhiim ah inaanu kala fahamno Qabiilka iyo Qabyaaladda, Qabiilku waa wax laguugu garanaayo ruuxa aad adigu tahay iyo isir ahaan halka aad ka soo jeedo,...
XAGEE LAGA SOO QAATAA SHAREECADA ISLAAMKA? (QEYBTA 1-AAD) koow kitaabaka
Waa Kitaabka Ilaaay uu u soo dejiyey addoomahiisa hanuun iyo caddeyn ahaan iyo kala saarid xaqa iyo baadilka, waana kitaab laga dhowray beddelaad iyo...
MAXAAD KA TAQAAN HAB-DHAQANKII RASUULKA (N.N.K.H)
Nabi Maxamad naxariis iyo nabad galiyo tushiisa ha ahaatee, waxaa uu ahaa mid habdhaqankiisu aad u wanaagsanaa, waxaa uu lahaa sifa kasta oo wanaagsan,...
ADDUUNKU MA AHAN MEEL LAGU WAARO EE WAA MAALMO
Diinteena Islaamka waxay noo sheegatay in adduunkan aan joogayno maalmo kooban qof walbana uu ka tagayo maalin maalmaha kamid ah, sidaa daraadeedna ay laga...
RUN BAA REER LAGU DHAQAA (WACYIGELIN)
Mar haddii la doonayo in dhidibka loo taago qoys wuxuu ka bilowdaa heshiiska ugu horreeya ee gabadha iyo wiilka.
Wuxuu heshiiskaasi ka bilowdaa damac jaceyl...
ISKU RAACDA WANAAGGA IYO SAMAHA SI AAD NOLOL U GAARTAAN
Si kasta oo ay buulshadu uga dhisan tahay dhinacyda waxbarashada isla markaana ay leedahay hammi ay ku tiigsato dadyowga kale hadana marna ma muuqaneyso...
DEGMADA BARAWE WAA CAASIMADDA MAAMULKA K/G SOOMAALIYA (QEYBTA 1-AAD)
Baraawe, oo sidoo kale loo yaqaan Bravo, waa magaalo degad qadiimi ah oo ku taal gobolka Shabeellada Hoose ee Soomaaliya oo sidoo kale ah...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka qayb galay munaasabad lagu taageerayey dib u eegista dastuurka
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Hotel SYL kaga qeyb galay munaasabad ballaaran oo lagu taageerayay...
Ciidanka Ammaanka oo Fashiliyey Dhagar qabe ku siday Boorso Walxaha Qarxa
Ciidanka Ammaanka ayaa Fashiliyay Boorso lagu soo Qariyay Walxaha Qarxa, oo la doonayay in lagu dhibaateeyo shacabka Degmada Cabdicasiis ee Gobalka Banaadir.
Ciidanka NISA ayaa...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay Madax sare oo ka tirsan Dowladda Maraykanka
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS ahna Ku-simaha Madaxweynaha JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay madax sarre oo ka tirsan...










