Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho uga qayb galay xuska maalinta midowga Yurub

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay Munaasabadda Maalinta Midowga Yurub ayaa kaga mahad celiyay taageeradooda joogtada ah ee...

Xeer ilaaliyaha Qaranka oo tababar u soo xiray hawlwadeeno ka tirsan bahda cadaaladda Galmudug...

0
Tababarka oo ahaa mid wadajir loogu qabtay xeer Ilaaliyaaasha iyo Dambi Baarayaasha dowlad goboleedyada Galmudug iyo Jubbaland ayaa waxaa soo agaasimay Machadka Tababarka Garsoorka...

Golaha warbaahinta Soomaaliyeed o soo saaray war-saxaafadeed

0
Golaha warbaahinta Soomaaliyeed ayaa soo saaray war-saxaafadeed ka kooban 8-qodob, kaas oo ay kaga hadlayaan ahmiyadda ay leedahay ilaalinta xuquuqda watiyaha iyo u hogaansanka...

Wasiir Biixi โ€œ๐Ÿ๐Ÿ• ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ƒ๐จ๐จ๐ฅ๐ฅ๐š๐ซ ๐จ๐จ ๐ค๐จ๐ซ๐š๐ซ ๐š๐ก ๐š๐ฒ๐ฎ๐ฎ ๐ฌ๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ ๐๐š๐ค๐ก๐ฅ๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐Ÿ’-๐ญ๐ข๐ข...

0
Wasiirka Maaliyadda XFS โ€œ๐Ÿ๐Ÿ• ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ƒ๐จ๐จ๐ฅ๐ฅ๐š๐ซ ๐จ๐จ ๐ค๐จ๐ซ๐š๐ซ ๐š๐ก ๐š๐ฒ๐ฎ๐ฎ ๐ฌ๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ ๐๐š๐ค๐ก๐ฅ๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐Ÿ’-๐ญ๐ข๐ข ๐๐ข๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐ž๐ž ๐ฅ๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐š๐Ÿ๐š๐ฒ ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ฅ๐š ๐›๐š๐ซ-๐›๐š๐ซ ๐๐ก๐ข๐ ๐จ...

Raโ€™iisul wasaare Xamse oo kulan la qaatay guddiga doorashooyinka Kenya

0
Nairobi : Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan la qaatay Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo Xuduudaha Kenya, ayaa...

Warbixinta Toddobaadlaha ee dowladda Federaalka Soomaaliya

0
1-Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah la yeeshay Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo Xafiiskiisa ku qaabbilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha QM

0
Ku-simaha Raysal Wasaaraha, ahna Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabbilay Ku-xigeenka Ergayga...

Wasiir Cali Xoosh oo shacabka ku boorriyay in ay u dhego-nuglaadaan farriimaha ku saabsan...

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed si joogta ah loola wadaago...

Wasiirka arrimaha gudaha XFS oo furay kulan ku saabsan dib-u-eegista qorshaha howlgelinta nidaamka aqoonsiga...

0
Wasiirkaย  Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS Mudane Cali Yuusuf Cali ayaa furay Kulanka wadatashiga Dowlad Goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Banaadir ee...

Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo yeelatay Afhayeen cusub

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa si loo dardargaliyo hawlgalada dib u xoreynta iyo dadaalada socda ee dalka lagaga ciribtirayo kooxaha...