Soomaaliya iyo Talyaaniga oo iska kaashanaya arrimaha difaaca
Rome- Wasiirka gaashaandhigga XFS, Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa magaalada Rome ee xarunta dalka Talyaaniga waxa uu kulan kula qaatay dhiggiisa dalkaasi, Guido Crosetto.
Labada mas’uul...
Soomaaliya iyo Comoros oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal
Rome- Madaxweynaha JF Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Rome ee dalka Talyaaniga wuxuu kulan kula yeeshay Madaxweynaha dalka Comoros, Azali Assoumani ahna...
Taliya nabad sugidda Soomaaliya oo ka qayb gashay shir looga hadlaya amniga bariga Afrika
Mombasa-Kenya- Taliyaha Hayadda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka Mahad Maxamed Salaad ayaa ka qayb galaya shirka Hay’adaha Sirdoonka ee Bariga Afrika kaas oo ka socda...
Madaxweyne Xasan ” Iskaashiga Afrika iyo Talyaaniga ma noqon karo mid shaqeeyo hadii dal...
Roma;- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Madasha Talyaaniga iyo Afrika ayaa xusay mustaqbalka wanaagsan ee Soomaaliya, fursadaha...
Madaxweynaha Galmudug oo codsaday in ay martigaliyaan koobka dowlad goboleedyada ee 2025-ka
Madaxweynaha dowlad gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa hambalyo u diray xulka Galmudug oo galabta ku guuleystay tartanka maamul gobaleedyada dalka iyo gobolka Banaadir,...
Galmudug oo ku guulaysatay tartanka maamul gobaleedyada dalka
Xulka kubadda cagta ee dowlad gobaleedka Galmudug ayaa ku guulaystay tartanka ciyaaraha ee maamul gobaleedyada dalka iyo gobolka Banaadir, kaas oo ay ka qaadeen...
Ku-simaha Wasiirka Arrimaha Dibadda oo warqadaha aqoonsiga Danjirnimo ka guddoomay Madaxa hawlgalka IGAD ee...
Ku-simaha Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Mudane Cali Cumar, ayaa maanta oo Isniin ah ka guddoomay nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga...
Xubno ka tirsan Khawaarijta oo lagu dilay hawlgal qorsheysan oo ka dhacay koonfurta gobolka...
Howlgal qorsheysan oo ay wadajir uga fuliyeen Ciidanka Qaranka iyo saaxiibada caalamiga ah Deegaanka Jeex jeexa ee koofurta gobolka Mudug ayaa lagu beegsaday Gaari...
Xiriirka Kubadda Cagta oo u xushay garsoor Kaafi Xasan Shiine in uu dhex dhexaadiyo...
Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta ayaa u xushay in garsooraha heerka caalamiga ah ee Kaafi Xasan Shiine uu dhex dhexaadiyo kulanka adag ee kama...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Wasiira Cusub
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Wasiirrada Wasaaradaha Beeraha iyo Howlaha Guud.
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka xukuumaadda Soomaaliya...










