Wararka

Guddiga gaarka ah ee arrimaha xabsiga dhaxe ee golaha shacabka oo kulan la yeeshay...

0
Guddiga Gaarka ah ee Arrimaha Xabsiga Dhexe Xamar ee Golaha Shacabka BJFS ayaa Maanta kulan kula yeeshay xarunta Guddoonka iyo Gudiyada ee Villa Hargeysa...

Wasiir Isaaq” “Dalkeenna si uu ugu biiro Bulshada Bariga Afrika, wuxuu u soo maray...

0
Wasiirka ku-xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah Xildhibaan Isaaq Maxamuud Mursal (Fanax) ayaa ka hadlay marxaladihii kala duwaan ee loo soo maray...

Guddiga Arrimaha Gudaha ee Golaha shacabka oo warbixin ka dhageystay mareeyaha hey’adda NIRA

0
Guddiga Arrimaha Gudaha Maamulada Goboladda Iyo amniga ee Golaha shacabka BJFS ayaa kulan la qaatay Maareeyaha Hey’adda Diiwaangelinta iyo Aqoonsiga Dadweynaha “National Identification and...

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle oo Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada

0
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Shir-gudoomiyay Kulanka Golaha Wasiirada maamulka oo looga hadlay arrimaha amniga deegaanada Hirshabeelle, Howlgalada Khawaarijta...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo la kulmay Safiirka ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaliya

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay safiirka ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaliya Mudane...

Maraykanka oo diiddan qaraar cusub oo la xiriira xabbad joojin laga sameeyo Gaza

0
Mareykanka ayaa wacad ku mamray in uu diidi doono qaraar cusub oo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ay ku dalbanayaan xabbaal-joojin bini’aadannimo oo degdeg...

WARBIXINTA TODOBAADLAHA EE DOWLADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay go’aanka Baanka Adduunka iyo IMF ee deyn cafinta Soomaaliya, isla markaana hambalyo u...

Wasiir Daa’uud Aweys” Ethiopia waxaa ay gashay qalad weyn oo taageero u noqon kara...

0
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka Iyo Dalxiiska Soomaaliya mudane,Daa’uud Aweys Jamac ayaa sheegay in xadgudubka Itoobiya ee badda Soomaaliya uu yahay mid tageero u noqonayo argagixsada,saameyna...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo madaxda Midowaga Afrika ugu baaqay in meel looga soo...

0
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS mudane Saalax Axmed Jaamac oo hadal ka jeediyay Kulan madaxeedka 37aad ee Midowga Afrika ayaa u jeediyay xubnaha Ururka Midowga...