Wararka

BJFS oo soo dhaweeyey War-murtiyeedkii ka soo baxay Midowga Afrika

0
War-murtiyeedkii ka soo baxay Midowga Afrika ayaa si adag uga hadlay Xadgudubka Ethiopia ee dhulka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaddib markii ay heshiis beenaad ay...

Shirka wadatashiga Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey

0
Shirka wadatashiga Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee heer federal iyo dowlad gobaleed ee arrimaha horumarinta barashada farsamada gacanta iyo Tababarada xirfadaha shaqada (BFTX)...

Saldhigii ugu waynaa Khawaariijta ee Deegaanka Cali Yabaal oo la burburiyay iyo Dagaal ka...

0
Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa dib u xoreeynta deegaanka ayaa Weerar dhowr jiho ah ku qaaday saldhig kooxda khawaariijta ah  ku laheed dhul howd...

RW Xamsa oo faray hay’adaha Amniga in ay baaritaan ku sameeyaan dilka shaqaale ka...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka dhageystay warbixinno ku saabsan horumarrada laga gaaray adeegga iyo maamulka Hawada Soomaaliya,...

Maxkamadda G/Banaadir oo mudeysay dhageysiga Dacwadda ka dhanka ah eedeysane Sayid Cali Macalin Daa’uud

0
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa mudeysay dhageysiga Dacwadda ka dhanka ah eedeysane Sayid-cali Macalin Daa’uud oo loo haysto inuu xaaskiisa ku gubay magaalada Muqdisho. Qoraal kasoo...

Xukunka Kooxdii gaystay Dhimashada iyo Dhaawaca

0
Dable Xoogga Arwaax Ibraahim Axmed, Axmed Ibraahim Axmed, Dable Xoogga Maxamed Shariif Rooble Maxamuud ( Oo Maqane ah), iyo Abshir Axmed Xasan Cabdi Jalaf...

Wasiirka Dastuurka XFS oo ka qeybgaley dood dadweyne oo ku saabsan dhameystirka dastuurka KMG

0
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Macalin Maxamuud ayaa xalay Muqdisho kaga qeyb-galay dood dadweyne oo ku saabsan dhameystirka dastuurka...

Ciidanka xoogga oo ka hortagay khawaarij dooneysay weerar arbushaad ah

0
Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa degaanka ayaa soo afjaray Koox Khawaarij ah oo doonayay weeraro arbushaad ah iney ku qaadaan degmada Ceeldheer ee gobolka...

War-murtiyeedka laga soo saaray shir-madaxeedka Midowga Afrika oo si adag looga hadlay damaca gurracan...

0
Ururka Midowga Afrika oo labadi maalin ee la Soo dhaafay shir madaxeedkii 37-aad ku yeeshay xaruntooda magaalada Addis Ababa ayaa soo saaray war-murtiyeed ku...

Booliska Soomaaliya oo gacanta ku dhigay 6-qof oo ku eedeysan dilka shaqaale ka tirsan...

0
Boliiska degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ayaa maanta Warmurityeed ka soo saaray geerida Marxuum Cabdinaasir Muuse Cabdiraxmaan oo meydkiisa laga helay hoyga oo ka...