Wararka

Ra”iisul wasaaraha XFS oo kaTacsiyeey Geerida Aun Bashiir Kacaan oo Muqdisho ku geeriyooday

0
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tacsi u diray qoyska, ehellada iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Alle ha...

Wasiirka Difaaca oo haweenka Soomaaliyeed ku amaanay doorka ay ka qaadanayaan xoreynta dalka

0
Wasiirka Gaashaandhiga xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo xalay casho sharaf ku maamuusay haweenka ku jira ciidanka xoogga dalka, ayaa amaanay doorka muhiimka...

Wasiir Biixi” Soomaaliya waxay mar labaad muujisay isbeddel xooggan oo dib u habeynta dhaqaalaha...

0
 Waxaa magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ku soo gebogaboobay shirka horumarinta Maaliyadda ee IMF iyo hay’adaha Dowladda, kaasoo muddo toddobaad ah ka socday...

DUNNIDA INAAN WAX U DHOOFINNO MAXAA NAGA HORTAAGAN?

0
Intii aanay gumeystayaasha faranjigu qabsan oo kala qaybsan,soohdin beenaadyada iyo seerayaashana ku kala qoqoban Soomaalidii hore ayagoon lacagna aqoon, dowlad iyo talis wax u kala...

WAA LA KALA DHEEREEYAY ORODSE MA AHAN (WARBIXIN)

0
Qaadista Cunaqabateynta Hubka kadib, maxaa loo baahan yahay? Sua’ashaasi ayaa waxaa laga yaabaa inaad isweydiiso, haddaba si jawaab waafiya loo helo waxaan su’aashaasi hor...

DHIBAATADA QABYAALADDU LEEDAHAY.

0
Waxaa muhiim ah inaanu kala fahamno Qabiilka iyo Qabyaaladda, Qabiilku waa wax laguugu garanaayo ruuxa aad adigu tahay iyo isir ahaan halka aad ka soo jeedo,...

Madaxda Maaliyadda XFS oo Turkiga uga qeyb galay shir loga hadlaayey Iskaashiga Ganacsiga

0
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Raaxa Maxamuud Janaqoow oo ku sugan Magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa ka qeyb gashay shirka...

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay haweenka Soomaaliya oo maanta xusaya 8-da maarso

0
Madaxweynaha Jamhuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhambaal hambalyo ah u diray guud ahaan haweenka dunida,gaar ahaan haweenka Soomaaliyeed oo maanta u dabbaaldegaya...

Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka Dunida

0
Soomaaliya iyo dalalka kale ee dunida ayaa maanta u dabbaaldegay xuska munaasabadda 8-dda Maarso oo ah maalin weyn oo xambaarsan dadaalkii loo soo galay dhismaha...

Maamulka Qorsheynta XFS oo ka hadlay arrimo la xiriiray waxqabadka wasaaradda

0
Maamulka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kulan looga hadlaayey ansixinta warbixin sannadeedka waxqabadka iyo horumarinta qaranka ee...