Wararka

Saraakiil ka tirsan hey’adda Socdaalka jinsiyadda Soomaaliya oo tababar loogu soo xiray dalka Tanzania

0
Saraakiil ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya (HSJ) ayaa magaalada Moshi ee dalka Tanzania ugu soo gabagaboobay tabarbar ku saabsanaa Socdaalka iyo Maamulka...

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo shir guddoomiyay kulanka labada aqal ee ka doodista cutubta...

0
-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 23-aad kalfadhiga 4-aad ee Labada Aqal...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay qalinjabinta dufcadda 22-aad ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabadda qalinjabinta dufcadda 22-aad ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa ka hadlay mudnaanta...

Ra’iisul Wasaaraha XFS ayaa tababar diblumaasiyadda u soo xiray Danjireyaal

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tababar ku saabsan diblumaasiyadda oo soconayey muddo saddex toddobaad ah u soo xiray...

Ra”iisul wasaaraha XFS oo maanta ka sameeyey Wasaaradda Qorshaynta iyo Dhiirigelinta Maalgashiga howlo isugu...

0
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ka sameeyey Wasaaradda Qorshaynta iyo Dhiirigelinta Maalgashiga howlo isugu jira daah-fur, xarig-jar iyo...

Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga oo tababbar loogu soo xiray Baydhabo

0
Baydhabo:-Waxa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta ku meelgaar ah maamul goboleedka Koofur Galbeed tababbar loogu soo xiray saraakiil iyo saraakiil xigeeno ka tirsan qaybta...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubin Sare oo ka tirsanaa Khawaarijta

0
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ayaa gacanta ku dhigtay Guddoomiyihii hore ee degmada Dharkenlay Abuukar Axmed Caddow Tifoow oo ka tirsanaa Khawaarijta kaas...

TIXANAHA SHEEKADA MAANO FAAY (QEYBTII 68-AAD)

0
Waa qoys ladan oo lacagta uu gubayo badankeeda uu iyaga ka heli jirey ugu dambayntiise aabbihii markuu ka quustay wuxuu ku yiri, “Maandhow bannaanka...

WARSHADAHA SAMEEYAHA BIYAHA KALA DUWAN OO MUGADISHO KU SOO BADANAAYO.

0
Magaalada mugadisho ee caasimada dalka waa magaalo ay ku nool yihiin shacab aad u badan oo gaaraya sadax malyan waana shacab iskugu kuwa wax...

FURSAD GANACSI BAA KA JIRTA AFRIKA (QEYBTA 2-AAD)

0
Ganacsiga warshadaha yaryar (light industry) ayaa hadda waxaa ay noqdeen fursadaha ugu fiican ee ganacsi ee laga samayn karo qaaraddan afrika. Waxaana marba marka...