Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Dhagax dhigay Xarunta Taliska Ciidanka Dhulka
Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka...
Dabkii ka kacay Suuqa Bakaaraha oo lagu guuleystay damintiisa.
Dabkii saakay ka kacay suuqa Bakaaraha ayaa lagu guuleystay damintiisa, kaas oo khasaare nafeed iyo mid hantiyadeedba gaystay sida uu sheegay guddoomiye kuxigeenka amniga...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Baydhabo ku qaabilay saraakiil ka socotay UK
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Saraakiil uu hoggaaminayay Taliyaha Ciidamada Ingiriiska ee tababarada ka caawiya...
Ray’iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray waddo muhiim ah
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray dhismaha waddada laamiga ah ee isku xirta Xoosh ilaa Ex...
SHEEKO: HOTEL ADEEGIISA BILAA LACAG UGU DHIGAY DADKA BUUR BUURAN
Dhacdo ka mid noqotay arrimaha layaabka aduunka ayaa maamulka hudheel ku yaala dalka Shiinuhu ku kacay dhawaan, taas oo la xidhiidha adeeg bilaa lacag ah oo...
Munaasabad lagu soo bandhigay buugga Hadhiwaa ee Qoraa Maxamed Haldoor oo xalay lagu qabtay...
Munaasabad aad loo soo agaasimay laguna soo bandhigayay buugga Hadhiwaa ee uu qoray Maxamed Haldoor ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka soo...
Dab Xooggan oo ka kacay suuqa weyn ee Bakaaraha
Waxaa saaka Dab xooggan ka kacay suuqa weyn ee Bakaaraha, gaar ahaan goobo ganacsi oo ku yaalla wadada isku xirta dhismaha shirkadda Somtel iyo...
Ra’iisul wasaare Xamse oo xariga ka jaray xarun cusub oo loogu talagalay ka hortagga...
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xarigga ka jaray Xarun cusub oo qayb ka qaadanaysa ka hortagga isbeddelka cimillada...
Wasiirka Gaashaandhigga ee XFS iyo sii hayaha safiirka mareykanka ee Soomaaliya ayaa ka wada...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo sii-hayaha Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya mudane Shane L. Dixon oo magaalada Muqdisho...
Saraakiil ka tirsan hey’adda Socdaalka jinsiyadda Soomaaliya oo tababar loogu soo xiray dalka Tanzania
Saraakiil ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya (HSJ) ayaa magaalada Moshi ee dalka Tanzania ugu soo gabagaboobay tabarbar ku saabsanaa Socdaalka iyo Maamulka...










