NABI AADAN IYO DHISIDII GURIGA XARAMKA EE MAKKA (QEYBTA 4-AAD)
Illaahay (SW) waxa uu Nabi Aadan (CS) faray in uu dhiso guriga illaahay ee Makka ku yaala wuxuuna yimid maka waana uu dhisay, isagoo...
ISLAAMKA IYO WAKHTIYADII UGU FURASHADA BADNAA (QEYBTA 1-AAD)
Halkii u shisheeysay ee ay Muslimiintu gaareen Bari iyo Galbeed
Xilligii Waliid bin Cabdul-Malik uu talada Muslimiinta hayey ayay Muslimiintu gaareen guulihii ugu waaweynaa ee...
Shir madaxeedka Ururka Islaamka oo taageerray Qarannimada Soomaaliya iyo dagaalka ka dhanka ah argagaxisada
Banjul:-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qeybgalay Khamiista kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ay ugu gogol-xaarayaan Meertada 15aad...
Wasiirka Warfaafinta XFS oo hambalyo ku aadan 3-da May u diray saxafiyiinta Soomaaliya
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys jaamac ayaa Saxaafiyiinta Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay dabbaal dega maalinta caalimaga ee xorriyadda saxaafadda...
Safiirka JFS ee Turkiye oo booqday xabsiyo ay ku jiraan muwaadiniin Soomaali ah
Safiirka JFS u fadhiya Dalka Turkiga Fatxu-diin Cali Maxamed ayaa booqday mid kamid ah xabsiyadda ku yaala magaalada Ankara oo ay ku jiraan muwaadiniin...
Wasiirka Shaqada XFS oo ka hadlay arrimmo badan oo khuseeyay shaqaalaha Soomaaliyeed
Wasiirka Shaqada XFS Mudane Maxamed Cilmi Ibraahim oo maanta ka qeybgalay kulanka todobaadka warbaahinta qaranka ayaa sheegay in labadii samo ee u dambeeyay ay...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Beeraha XFS oo Riyadh kaga qeyb galay shirka Beeraha ee waddamada Carabta
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Beeraha & Waraabka XFS Mudane Asad Cabdirisaaq Maxamed ayaa Magaaladda ee dalka Sacuudi Carabiya ku shirgudoomiyey kulan u qabsoomay wasiirafa Beeraha ee...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Gambia kaga qeybgalay kulan hordhac u ah Shir madaxeedka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qeybgalay kulan laba cisho ah oo loogu gogol xaarayo Meertada 15aad...
Turkiga oo hakiyay dhammaan ganacsigii uu la lahaa Israa’iil
Wasaaradda Ganacsiga ee Dala Tyrkiye ataa soo saartay bayaan lagu sheegay in Turkigu ay hakiyeen dhammaan badeecooyinka dhanka ganacsiga ee ay la lahaayeen Israel,sababo...
Xuska 3-da May ee Maalinta Xoriyadda Saxaafadda
Maanta oo ku began 3-da May waxaa dalalka caalamka oo dhan ay u dabbaaldegayaan xuska maalinta xoriyadda saxaafadda oo ah maalin loogu talagalay in...










