SALBUKADA CAGAARAN OO FAA’IIDOOYIN BADAN LAGA HELO
Salbukada waxa ay ka mid tahay waxyaabaha lagu magacaabo cunno maalmeedka (quutal daruuriga) ah waana dalag ka mid ah dalagyada inoo baxa oo uu...
Ra’iisulwasaaraha XFS oo kulan sagootin ah kula qaatay xafiiskiisa Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan sagootin ah kula qaatay xafiiskiisa Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha Qaramada Midoobay u...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka XFS oo ka qeyb-galaya Shir Madaxeedka dalalka Islaamka
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa gaaray Caasimadda Gambia ee Banjul, halkaas uu kaga qeyb-galayo Shir Madaxeedka dalalka Islaamka.
Wakiilka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta XFS oo Tababar u furay Howl-wadeennada Warbaahinta Qaranka uga...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa tababar bille ah oo ku saabsan isku-dubaridka fariimaha ka dhanka ah Khawaarijta...
BARWAAQADA DALKEEN TAAL INAGU FILAN
Dhullka Soomaaliyeed waa dhul hodan ah oo Ilaahey ku galadaystay nimcooyin dabiici ah oo aan la soo koobi Karin, Soomaalida iyo nimcooyinka dhulkooda Ilaahey...
XAQIIQDA LAGAMA TALLAABSAN KARO
Waa in aad wajahdaa xaqiiqda dhabta ah waayo qiyaaliga ama dhalanteedka ma aha mid kuu hoggaamin kara nolosha dhabnimadeeda, hadii kale waxaad noqoneysaa qof gebi...
QASAHA QOYSKA IYO QIYAANADA GUURKA
Qiyaanada guurka waxay keentaa qoys burbur taas oo marka horeba ay xaaraan tahay in la is qiyaano marka ay labada qof qoyska yagleelayaan.
Waa in...
BOGGA FAAFINTA RASMIGA AH ...
Ra’iisul wasaaraha qar iska tuurka ah ee Ethiopia oo dhowrkii sano ee u dambeysa wajahaayay culeysyo Siyaasadeed oo uu kala kulmayay Dibada iyo Gudaha...
QISO KU SAABSAN ABUURKII UMMUNAA XAAWA CS (QEYBTA 3-AAD)
Aadan iyo Xaawa Jannadii ayuu illaahay ka soo saaray markaa oo aanu Aadan ahayn Nebiga risaaladana loo soo dhiibin, markii jannadii laga soo saaray...
NABI AADAN IYO DHISIDII GURIGA XARAMKA EE MAKKA (QEYBTA 4-AAD)
Illaahay (SW) waxa uu Nabi Aadan (CS) faray in uu dhiso guriga illaahay ee Makka ku yaala wuxuuna yimid maka waana uu dhisay, isagoo...










