Xuska 3-da May ee Maalinta Xoriyadda Saxaafadda
Maanta oo ku began 3-da May waxaa dalalka caalamka oo dhan ay u dabbaaldegayaan xuska maalinta xoriyadda saxaafadda oo ah maalin loogu talagalay in...
Wasaaradaha cadaaladda Soomaaliya iyo Turkiga oo iskaashi ballaaran yeelanaya
Madaxda wasaaradda Caddaaladda iyo arrimaha Dastuurka dowladda FS oo uu hogaaminaayo mudane wasiir Xasan Macallin Maxamuud iyo waftiga wasaarada Caddaaladda dalka Turki ee uu...
Roobab Xoogan oo ka da’ay magaalada Beled weyne
Magaaladda Beledweyne ee xaruunta gobolka Hiraan ayaa wararka ka imaanaya ay sheegayaan in ay xalay ka da’een roobab xoogan oo saameyay dadka ku dhaqan...
Guddomiye Abshiroow oo hambalyo ku aaddan 1-da May u diray shaqaalaha Soomaaliyeed
Guddomiyaha Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka Dowladda Soomaaliya Mudane Xasan Abshirow Maxamed, ayaa hambalyo ku aadan maalinta Shaqaalaha Adduunka u diray, dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed,...
Soomaaliya iyo Liibiya oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal
Tripoli-La-taliyaha sare ee Madaxweeynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Amb; Daahir Maxamud Geelle ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Dalka Liibiya, Maxamed Yonis AL-Manfi.
Amb; Geelle ayaa dhambaal...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ku bogaadiyey Shaqaalaha Soomaaliyeed hawlkarnimadooda
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa hambalyo ku aaddan maalinta Shaqaalaha Adduunka u diray dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed iyo qoysaskooda.
Ra’iisul...
Xuska 1-da May ee Maalinta Shaqaalaha Soomaaliya iyo Dunida
Shucuuubta dalalka dunida ee ku mideysan hey’adda Qaramada Midoobay ayaa maantta u dabbaaldegaya munaasabadda 1-da May oo ku beegan xuska sanadguurada 105-aad ee ka soo wareegatay...
Taliyaha Sirdoonka Turkiga oo Muqdisho soo gaaray
Agaasimaha hay’adda Sirdoonka Qaranka iyo Nabad Sugida Qaranka Cabdullahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay taliyaha Sirdoonka Qaranka ee dalka...
Madaxii sirdoonka Khawaarijta Mudug oo gacanta lagu dhigay
Wisil: Ciidamada deegaanka ee koonfurta gobolka Mudug ayaa maanta gacanta ku dhigay nin la sheegay inuu ahaa madaxii sirdoonka Khawaarijta, kaas oo lagu magacaabo...










