Wararka

SoDMA oo Muqdisho ku qabatay shir ku saabsan dardar gelinta howlaha gurmadka deg-degga ah

0
Hayโ€™adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA ayaa Muqdisho ku qabatay shir Seddexdii biloodba mar dhaca, kaas oo looga hadlaayay dardar gelinta howlaha la xariira...

SoDMA oo Muqdisho ku qabatay shir ku saabsan dardar gelinta howlaha gurmadka deg-degga ah

0
Hayโ€™adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA ayaa Muqdisho ku qabatay shir Seddexdii biloodba mar dhaca, kaas oo looga hadlaayay dardar gelinta howlaha la xariira...

Wasiirka warfaafinta oo qaabilay danjiraha Talyaaniga

0
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Talyaaniga u fadhiya...

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya iskaashigooda dhinaca horumarka

0
Nairobi:ย  Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo khudbad ka jeediyay shirka laba-geesoodka ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya,...

๐—ช๐—”๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฅ๐—ž๐—” ๐—œ๐—ฆ๐—š๐—”๐—”๐—ฅ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ก๐—ง๐—” ๐—ข๐—ข ๐—Ÿ๐—” ๐—ž๐—จ๐—Ÿ๐— ๐—”๐—ฌ ๐—ฆ๐—œ๐—œ ๐—›๐—”๐—”๐—ฌ๐—”๐—›๐—” ๐—ฆ๐—”๐—™๐—”๐—”๐—ฅ๐—”๐——๐——๐—” ๐—ฆ๐—›๐—œ๐—œ๐—ก๐—”๐—›๐—” ๐—˜๐—˜ ๐—ฆ๐—ข๐—ข๐— ๐—”๐—”๐—Ÿ๐—œ๐—ฌ๐—”

0
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFS ๐—ซ๐—ถ๐—น๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—”๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—นl๐—ถ๐—ป ๐—–๐—ฎ๐—น๐—ถ (๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ) ayaa kulan la qaatay ku simahaย  Safiirka Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya Mr. Chen...

Aqoon is-weydaarsi looga hadlayo xal u helidda barakacayaasha oo ka furmay Kismaayo

0
Agaasimaha Waaxda Yaraynta Saboolnimada iyo Xalka Waara ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Marwo Zahra Cabdi Maxamed, ayaa faah-faahin buuxda ka bixisay...

Duqa Muqdisho oo Premier bank ku amaanay doorka uu ka qaadanayo dib-u-casriyeynta Caasimadda

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ku amaanay Premier bank doorka uu ka qaadanaaya dib-u-casriyeynta Caasimadda iyo...

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo la kulmay madaxweyne ku xigeenka Kenya

0
Raโ€™iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan muhiim ah la qaatay Madaxweyne ku-xigeenka dalka Kenya Rigathi Gachagua. Labada masโ€™uul ayaa waxay...

Shir weyne ku saabsan maaraynta hubka oo lagu qabtay Muqdisho

0
Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS mudane C/fitaax Qaasim ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay Shirweyne ku saabsan maaraynta hubka, rasaasta iyo walxaha qarxo. Shirkan oo...

Taliyaha ciidanka dhulka ee XDS oo gaaray Baydhabo

0
Taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed Gen Dayax Cabdi Cabdulle ayaa gaaray Taliska Qaybta 60-aad ee magaalada Baydhabo. Taliyaha ayaaย  salaan sharaf ka qaatay cutubyo...