Wararka

Soomaaliya iyo Libiya oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dowladood

0
Tripoli- Ra’isul wasaaraha dalka Libiya Mudane Abdulxamid Debibah, ayaa la kulmay wafdi ka socday dowladda federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayay Lataliyaha Sare Madaxweeynaha Jamhuuriyadda...

Wasaaradda Qorsheynta XFS iyo hay’adda USAID oo Muqdisho ku qabtay kulan dib u eegistii...

0
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya, Ahna Ku-simaha Wasiirka, Mudane Maxamed Cabdulqaadir Cali iyo Madaxa Hay’adda Horumarinta Caalamiga ah ee Maraykanka...

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo kala saxiixday heshiisyo

0
Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa galabta ku kala saxiixday magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya heshiisyo is-afgarad oo ku saabsan dhinacyada, Arrimaha dibedda, Nabadgalyada,...

Qaxootiga Suudaan oo ka cararaya Itoobiya kadib marki ay soo wajahday dhibaato joogta...

0
Muwaadiniinta dalka Suudaan ee qaxootiga ku ahaa gudaha Itoobiya ayaa billaabay in ay isaga cararaan Itoobiya  kadib markii ay la kulmeen dhibaatooyin kala duwan...

Hay’adda SODMA oo soo saartay digniino la xiriira fatahaado ka dhasha Roob la filayo

0
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SODMA oo soo saartay digniin ayaa sheegtay in tobanka casho ee soo socota ee 07da – 16ka bisha May...

NISA oo fashilisay isku day dil oo doonayeen in ay Muqdisho ka fuliyeen laba...

0
Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa fashiliyey isku day dil oo laba dhagarqabe oo ka tirsan Khawaarijta ay ka fuli...

Ku simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna wasiirka Cadaaladda oo maanta daahfuray mashruuca SAGA

0
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XJFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta daahfuray Shirka U Qareemidda Daryeelka Bulshada ee Mashruuca...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo furay kulan looga hadlayey Horumarinta iyo Kobcinta Dhaqaalaha Dalka

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo furay kulan aqoon is weydaarsi ah oo ku saabsan kobcinta iyo horumarinta dhaqalaha...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo u ambabaxay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre  oo hoggaaminaaya wafdi ballaaran, ayaa saaka u ambabaxay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya Ra’iisul Wasaaraha...

Muqdisho oo laga xusay maalinta Umulisooyinka Aduunka

0
Kusimaha wasiirka ahna wasiiru dowlaha wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XFS Mawro Maryama Maxamed Xuseen ayaa maanta khaddka telefoonka uga qeyb gashay xuska...