Wararka

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka XFS oo qaabbilay orodyahan Cabdullaahi Jaamac

0
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka XJFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa xafiiskiisa ku qaabbilay Cabdullaahi Jaamac Maxamed oo ah Orodyahan Soomaaliyeed oo guul ka soo hooyey...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo kulan la qaatay Ergeyga gaarka ah ee Finland u...

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya mudane Cali Yuusuf (Cali- Xoosh ) ayaa gelinkii dambe ee maanta kulan isbarasho ah...

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Deegaanka oo xilka loo dhaariyay

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu dhaarinayay Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Deegaanka...

Wasiirka arrimaha gudaha XFS oo xilka la wareegay

0
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ahna Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Salah Jama, ayaa xilalka uu kula wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo...

Saraakiil ka tirsan Booliska Turkiga oo soo gaaray Muqdisho

0
Taliye Xigeenka Boliiska S/Guuto Zakiya Xuseen Axmed ayaa airportka Aden Cadde ee Magalada Muqdisho ku soo dhaweeysay Madaxa Xiriirka arrimaha dibedda ee Ciidanka Boliiska...

Wasaaradda Kalluumeysiga oo Muqdisho ka daahfurtay aqoon is-weydaarsi ku saabsan isku dubaridka dhaqaalaha baluugga...

0
Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqalaha Buluugga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa Urur goboleedka IGAD ayaa magaalada Muqdisho ka daahfurtay aqoon is weydaarsi ku saabsan...

Soomaaliya iyo Koofur Afrika oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

0
Pretoria- Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Koofur Afrika Amb; Maxamed Sheekh Isxaaq ayaa kulan la qaatay Wasiirka arrimaha dibedda ee South Afrika...

Hay’adda SoDMA oo gargaar u dirtay degmooyin ka mid ah Galgaduud

0
Hay’adda maaraynta musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA ayaa xalay 116,5 tan oo raashiin kala duwan ah u dirtay Ceeldheer iyo Masaggawaay oo ka wada...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo gaaray Washington DC

0
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Washington DC, halkaas oo lagu qabanayo shirka xiliga...

Wasiir Fiqi oo xarunta SODMA loogu qabtay kulan satoogis, maamuus & soo dhaweyn iskugu...

0
Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Axmed Macallim Fiqi, ayaa maanta waxaa kulan satoogis, Maamuus iyo soo dhaweeyn iskugu jira...