Wasaaradda deegaanka oo bogaadisay qabqabashada dad geedo ka jarayey Ceelwaaq Gedo By osman Dhiblawe - July 29, 2024 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Wasaaradda deegaanka iyo isbadalka cimilada dowladda FS ayaa soo dhoweysay hawlgal ay ciidanka ammaanku ka sameeyeen degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, kaas oo lagu soo xiray xiray dad ku hawlanaa xaalufinta deegaanka.