Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabbilay Cabdillaahi oo guul taariikhi ah ka soo hooyay tartanka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Cabdulaahi Jama Mohamed oo kaalinta labaad ku guuleystay billadda qalinka ah...
Wasiirka maaliyadda Soomaaliya oo kulamo gaar ah la qaatay madaxweynaha Bangiga Adduunka iyo ku...
Washington DC: Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa ka qeyb galay shirka guud ee Wasiirada Maaliyadda Dalalka Afrika iyo...
Wasiirka arrimaha dibadda oo kulan la qaatay sii hayaha safiirka China ee Soomaaliya
Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta oo Arbaco ah xafiiskiisa ku qaabilay Siihayaha Safaaradda Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...
Wasiirka arrimaha dibadda oo qaabilay wakiilka Qaramada Midoobay
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta oo Arbaco ah xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho ku qaabilay, Wakiilka...
Wasiirka isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda oo xilka la wareegay
Raโiisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda JFS Mudane Saalax Jaamac ayaa xilalka uu kula wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda mudane Maxamed Aadan Macallin...
Warbixinta Toddobaadlaha ee dowladda Federaalka Soomaaliya
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo booqday dugsiyada tababarka Ciidanka Xoogga Dalka ee Jeneral Dhaga-badan, TurkSom iyo Jeneral Daaโuud, halkaas oo ay ka amba-baxayaan...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyay shirka amniga caasimadda
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Guddoomiyey Shirka Amniga Gobolka Banaadir oo looga hadalay...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS oo qaabbilay safiirka Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta hoygiisa ku qaabbilay safiirka cusub ee Dowladda Talyaaniga u fadhiya...
Dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku guuleysatay abaal marinta Tabaruca Beirut
Koox ka tirsan dhallinyarada Soomaaliyeed oo si iskaa wax u qabso ah xeebaha magaalada Muqdisho uga sameeya howlaha nadaafadda ayaa kaalinta koobaad ka galay...
Wasiirka Maaliyadda XFS: Waxaan si dhow ula shaqeyn doonnaa saaxibbada caalamka ee Soomaaliya ku...
๐๐๐ฌ๐ก๐ข๐ง๐ ๐ญ๐จ๐ง ๐๐- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Iimaan Cige oo ku sugan magaalada Washington ee dalka Mareykanka ayaa ku boorriyay hayโadaha maaliyadda caalamka...










