Wararka

Wasiir Mukhtaar Roobow oo sheegay in labo sano oo ay maamulayaan adeegga Xajka aanu...

0
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS Mukhtaar Roobow Cali oo kulan kula yeeshey magaalada Barakaysane ee Makah Almukaramah ee Sucuudi Carbiya, xubnaha guddiga adeegga...

Ra’iisulwasaare ku-xigeenka XFS oo gaaray Jowhar

0
Ku-simaha Ra’iisul wasaaraha ahna Ra’iisulwasaare ku-xigeenka dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle. Mudane, Saalax...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo la kulmay madaxa hay’adda horumarinta Kuuriyada Koofureed

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa la kulmay Madaxweynaha hay’adda horumarinta Kuuriyada Koofureed (KOICA) CHANG, Won Sam oo ay...

Safiirka Soomaaliya ee koonfur Afrika oo kulan laqaatay Culimda Soomaaliyeed ee dalkaasi

0
Danjiraha Safaaradda Soomaaliya ee South Africa ayaa la kulamay Guddoonka sare ee hay’adda Al-bayaan ee ka jirta dalkan South africa. Kulan sharafeedkan ey maamulka sare...

Soomaaliya iyo Talyaaniga oo ka wada hadlay dib u habeynta Ciidamada Xoogga Dalka

0
Taliyaha ciidanka XDS Sarreeye Gaas, Ibraahim Sheekh Muxyaddiin oo uu wehliyo Taliyaha Ciidamada Talyaaniga ayaa ubax dhigay Taallada Daljirka Italy loona yaqaan Taallada geesiyaashii...

Shirka Saameynta Wararka been abuurka ah iyo kicinta colaadaha oo maalintii labaad galay

0
Shirka Saameynta Wararka been abuurka ah iyo kicinta colaaduhu ku leeyihiin nabadda iyo Xasiloonida ayaa maalintii labaad galay, kaas oo shalay ka furmay Muqdisho. Maanta...

Wasiirka Awqaafta XFS oo kulan la qaatay maamulka Xujeyda iyo Shirkadaha Xamlooyinka

0
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Mukhtaar Roobow Cali, ayaa kulan la qaatay madaxda u adeegayso xujayda Soomaaliyeed. Wasiirka ayaa ku...

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista hawada oo la kulantay safiirka Midowga Yurub

0
Wasiirka wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada Xukuumadda Faderalka Soomaliya Xil Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya danjire...

Soomaaliya oo kursi aan joogto ahayn ka helaysa golaha ammaanka ee QM

0
New York: Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay kursi aan joogto ahayn ku yeelato Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, iyadoo aan lagula tartami doonin...

Madaxweynaha Jubbaland oo maanta Kismaayo ka dhagax dhigay waddo laami ah

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo uu wehliyo Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, dib udhiska iyo Guryeynta XFS Cabdisalaan Cali Dhaay ayaa...