Ceeldheer oo 33 Sanno ka dib maanta ka mid noqotay goobaha lagu gelayo Imtixaanka...
Ceeldheer:-Degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa maanta markii ugu horeysay looga fariistay Imtixaanka shahaadiga ah ee dowladda Federaalka Soomaaliya, tan iyo markii laga xorreeyey...
‘Qabyo Ninkeedaa Dhameystira’ (WARBIXIN) Qeybta 1-aad
Kadib markii dib loo soo doortay Madaxweynaha haatan majaraha Dalka Soomaaliya haya Dr: Xasan Shikh Maxamuud oo lagu soo doortay Teendhada Afisyoone ee Magaalada...
Ra”iisul wasaaraha XFS oo si Rasmi ah u daahfuray Imtixaanka Dugsiyadda Sare
Ra”iisul wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray imtixaanka dugsiyadda Sare ee Fasalka 12Aad oo saaka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadah aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub ee dowladda Maraykanka
-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Dowladda Maraykanku u soo magacowday Soomaaliya Mudane...
Qabyo Ninkeedaa Dhameystira’ (WARBIXIN) Qeybta 1-aad
Kadib markii dib loo soo doortay Madaxweynaha haatan majaraha Dalka Soomaaliya haya Dr: Xasan Shikh Maxamuud oo lagu soo doortay Teendhada Afisyoone ee Magaalada...
Ra”iisul wasaaraha XFS oo si Rasmi ah u daahfuray Imtixaanka Dugsiyadda Sare
Ra”iisul wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray imtixaanka dugsiyadda Sare ee Fasalka 12Aad oo saaka...
BEERASHADA CUDBIGA IYO BARIISKA AYAA DOOR WACAN KA QAADAN KARA DALKA
Dalka Soomaaliyeed waa dal hodon ku ah kheyraad badan uu Alle ku maneystay waa dal ku wanaagsan hirgalinta mashaariicyo horumarineed sidaTacbashada beeraha oo muhiim...
DHOWRISTA WADDOOYINKA ISKU XIRA GOBOLLADA DALKA WAA MUHIIM
Waddada waa marinka keliya ee isku xira xaafaddo, magaalooyinka iyo marino muhiim ah oo layskaga kala goosha, taasoo dad iyo duunyaba lagama maarmaan u...
BARAHA BULSHADA SIDAAN HA LOO DHAAMO
Cilmiga iyo teknoloji waxaa loogu talagalay in horumarka aadanaha looga faa’ideysto laguna gaaro meelo aan hore loo gaarin ee ma aha in uu horseedo...
10-QODOB OO SHARCI AH KUNA SAABSAN SIDA LOO WERIYO WARARKA ARGAGIXISADA LA XIRIIRA
Hadafka Ururrada Argaxisada ayaa ah in ay abuuraan (Environment) bey’o ama xaalad cabsi ah, arggagixin, baqdin gelin ka weecisa qof ama bulsho in ay...