Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadah aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub ee dowladda Maraykanka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Dowladda Maraykanku u soo magacowday Soomaaliya Mudane...
Imtaxaanka fasalka 12-aad ee dugsiyada sare oo lagu waddo in u ka furmo Laascaanood
Magaalada Laascaanood ayaa maalinta barri ah waxaa ka furmidoona Imtaxaanka Shahaadiga ah ee fasalka 12-aad ee dugsiga sare.
Diyaarad ay la socdeen Saraakiil ka socotay...
Dowladda Soomaaliya oo Ka Hadashay Xubno ka Tirsan BFS oo Sheegay in lagu Dhibaateeyay...
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxay ka xun tahay in laba ka mid ah xubnaha Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ay soo wajahdey xaalad ay sheegeen in...
Madaxa Hay’adda SODMA oo la kulmay Madaxa Hey’adda Iskaashiga Caalamiga ah ee Jaban
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa dalka Japan kula kulmay madax sare oo ka tirsan hay’adda iskaashiga...
Saraakiisha Ciidanka Xoogga oo Masaajid Cali Gaduud kula hadlay dadka deegaanka
Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed Xasan ayaa kulan dhiirigalin ah la qaatay shacabka ku dhaqan deegaanka Masaajid Cali Gaduud oo laba...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS iyo Safiirka Sweden ee Soomaaliya oo ka hadlay qodobbo muhiim ah
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ku qaabilay Safiirka dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya, Mudane Joachim Waern .
Dhinacyadaasi ayaa...
Israa’iil oo xoojisay weerarada waqooyiga, koonfurta iyo bartamaha Gaza
Taangiyada Israa’iil ayaa ku sii qulqulaya galbeedka Rafah ee koonfurta Gaza, iyagoo madaafiic ku garaacaya teendhooyinka ay degan yiiin dadka barakacay.
Ciidamada Israel ayaa 24-kii...
Bangiga Adduunka oo soo saaray Warbixinta Sanadlaha ah ee Hurmarka Dhaqaalaha Soomaaliya
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta ka qeybgalay shirka Warbixinta Dhaqaalaha Soomaaliya ee sanadlaha ah ee uu soo qabanqaabiyay Bangiga Adduunka.
Warbixinta...
Guddoomiyaha Hay’adda SODMA oo shir uga qayb galay dalka Japan
Himeji:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareeynta Masiibooyinka Soomaaliyeed Md. Maxamuud Macalin iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa todobaadkan howlo shaqo u joogay magalada Himeji ee dalka Japan iyaga...
Wasiirka Arrimaha Dibedda XFS oo Warqadaha Aqoonsiga ka Guddoomay Safiirka Cusub ee Maraykanka
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Khamiis ah Caasimadda Muqdisho kaga guddoomay nuqul ka mid...










