Wararka

Taliyaha Boliiska oo ka qeyb galay Xuska Sanad guurada 47-aad ee Ciidanka Boliiska Dalka...

0
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmad Firin ayaa ka qeyb galay  Munaasabada Xuska Sanad guurada 47.aad ee Ciidanka Boliiska dalka aan walaalaha nahay...

Odayaasha dhaqanka Maamulka Jubbaland oo sheegay inay Tuutaha u xiranayaan Dagaalka Khawaarijta

0
Kismaayo:-Odayaasha iyo waxgaradka degaanada maamulka jubbaland ayaa sheegay in ay garab taaganyihiin geesiyaasha xoogga dalka ee dagaalka kula jira khawaarijta. “Hadaanu nahay Odayaasha Dhaqanka Jubbaland...

Dowladda Soomaaliya iyo QM oo ka wada hadlay Soo gabo gabaynta Hawlaha Xafiiska UNSOM

0
Dowladda Soomaaliya ayaa wadahadal la billowday Ergada Siyaasadda ee Howlgalka Qarammada Midoobay ee Soomaaliya UNSOM, kaas oo ay ujeeddadiisu tahay sidii loo soo geba...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo ka tacsiyeeyay geerida Hooyada dhashay Xildhibaan Xasan Cabdi Nuur

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid hooyada dhashay Xildhibaan Xasan Cabdinuur oo ka...

Guddiga haweenka ee BJFS oo kormeeray qaar kamdi ah wasaaradaha dowlad Goboleedka Jubbaland

0
Kismaayo:-Guddiga haweenka BJFS oo howlaha shaqa u jooga Magaalada kismaayo ayaa kormeer ku sameeyay Wasaaradaha Waxbarashada, Haweenka, Caddaaaladda iyo xarumaha ururada Haweenka dowlad goboleedka...

Wasiir Cabdulqaadir Maxamed Nuur” Waxaa jira dad xannuusanaya marka ay arkaan guulaha ay gaareyso...

0
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay in ay jiraan dad xannuunsanaya marka ay arkaan guulaha ay gaareyso Dowladda Federaalka, isagoo...

Ciidamada Xoogga dalka oo burburiyay goobo ay gabaad ka dhiganayeen Khawaarijta

0
Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka ayaa maanta weerar ku qaaday goobo ay gabaad ka dhiganayeen maleeshiyaad Khawaarijta ah, weerarkaas ayaa...

Ololaha Hooyo u Hiili qaranka oo maanta Muqdisho lagu qabtay

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS ahna guddoomiyaha guddiga qabanqaabada maalmaha xoriyadda ee 26-ka Juunyo iyo 1-da Luulyo mudane xildhibaan Hon...

Ra”iisul wasaare Xamse oo dhagax dhigay Dhismeyaal Dowladdeed

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax dhigay dhismooyin cusub oo ay yeelan doonaan Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo furay Imtixaanka Dugsiyada Sare ee Dalka

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Imtixaanka Dugsiyada Sare ee 2023-2024 oo sanadkan ay ka qeyb galayaan in...