Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay ahmiyadda shirka iskaashiga dhaqaalaha Blshada Bariga Afrika
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta furay shirweynaha wadatashiga ee Dallada Bulshada Bariga Afrika ayaa sheegay in dadka iyo dowladda...
Xubin katirsan khawaarijta oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka
Isxaaq Sheekh Cali Cabdullahi oo ka tirsanaa Khawaarijta ayaa isku soo dhiibay Taliska qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ninkaan oo 14 sano...
Shirka Xoojinta Iskaashiga dalalka EAC oo Muqdisho ka furmay
Shirwaynaha xoojinta iskaashiga ee Urur Gobaleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho.
Shirkan oo socon doona muddo laba cisho ah ayaa...
‘Waxbarashadu waa himillo weyn oo la mid ah Amniga’ (WARBIXIN)
Waxbarashada iyo xilligii ka dambeeyay gobannimada Horumarinta Waxbarashada ayaa markiiba noqotay waxa ugu horreeyay ee la dardar galiyay markii xornimada la qaatay ee dhidibbada...
Sacuudi Carabiya oo shaacisay tirada rasmiga ah ee dadka ku dhintay xajka sanadkaan
Illaa kun sadex boqol iyo koow qof (1,301) qof ayaa ku dhintay xajka sanadkaan ee Sacuudi Carabiya ,kadib markii la sheegay in badi dadka...
“Qabyo Ninkeedaa Dhameystira’ (WARBIXIN) Qeybta 2-aad
Qeybtaan waxaan ku eegeynaa Dhinaca arrimaha dibadda:-
1.ku biirista Bulshada Bariga Afrika:- Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu biirtay Bulshada Bariga Afrika, taaso oo u...
Maamulka Gobolka Banaadir oo faah faahin ka bixiyay khasaarihii ka dhashay Roobkii ka da’ay...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa faah faahin ka bixiyay khasaarihii ka dhashay roobkii 24-saac ee la soo dhaafay ka da’ay magaalada Muqdisho.
Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir...
Ciidanka xoogga ee ku sugan Ceeldheer ayaa gacanta ku dhigay nin ajanabi ah oo...
Dhuusamareeb-Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka ee ku sugan degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa gacanta ku dhigay nin ajanabi ah...
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS ayaa gaaray deegaanka Buulo Xaaji oo dhawaan laga xoreeyay Khawaarijta
Wasiirka wasaaradsa Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Hon Cali Yuusuf Cali oo safar shaqo ku jooga Jubbaland...
Boliiska Soomaaliya oo caawinaad u fidiyeen Ardayda si’ay u gaaraan goobaha Imtixaanka lagu galayo
Kadib Roob xooggan oo ka da’ay magaalada Muqdisho kaas oo saameyn ku yeeshay ardayda sanadkaan galeysa Imtixaanka Shahaadiga ah ayaa ciidanka Booliska Soomaaliyeed waxay...










