MUHIIMADDA GANACSIGU WAA FAQRIGA OO LAGA BAXO.
Ganacsigu waxuu hagaajiyaa tayada nolosha, waxuu dadka ufidiyaa fursado shaqo oo ay dakhli ku abuuri karaan isla markaana ay ku horumarinkaraan tayada noloshooda.
Ganacsigu waxuu...
Shan ka mid ahaa khawaarijta oo lagu toogtay Kismaayo
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Jubbaland ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay shan nin oo ka tirsanaa kooxda Argagixisada, kuwaas oo horay magaalada...
KA GANACSIGA QAADKA OO NOQDAY HOWL MAALMEED
Maalin kasta waxaa u shaqo taga howlaha qaadka dumar iyo rag dhalinyaro ah oo ku howlaha arrimaha jaadka ama qaadka.
Mootooyin Bajaaj badan ayaa ka...
HANNAANKAN SAAMILEYDA EE DHAQAALAHA IYO GANACSIGA
Tan iyo markii dalka ay ka dhaceen dagaaladu dalka somaaliya ee ay burburtay dowladdii dhexe waxaa dalka aad uga hirgalay ganacasi ku dhisan iskaaashi...
SIDEED U DHISI KARTAA MUSTAQBAL-KAAGA?
Qorshaha waa kii Allaah waayo adigu waxaa tahay qof aadami ah adigu ma qorsheyn kartid laakiin waxaa lagaaga baahan yahay dadaal aad la timaado.
Dad...
In ka badan 50 Khawaarij ah oo lagu dilay hawlgal ka dhacay Galgaduud
Hawlgal qorshaysan oo ay galabta ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ay ka fuliyeen inta u dhaxeysa deegaanada Mesegawaay iyo Cawsweyne ee gobolka Galgaduud...
Ciidanka xoogga dalka oo hawlgal ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyey xadka Baay iyo...
Baydhabo: Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyed gaar ahaan guutada 8-aad ee qaybta 60-aad ayaa hawlgal sieyn ah waxay ka sameyeen deegaanada dhaca buuraleyda iyo dhulka...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo Sheegay in jid dheer loo soo maray dib-ucasriyeynta hannaanka maaliyadda...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in jid dheer loo soo maray dib-u-casriyeynta iyo hayaanka horumarinta hannaanka maaliyadda...
Guddoomiyaha SODMA oo la kulmay mas’uuliyiin ka tirsan Hay’adda Cunnada Adduunka ee (WFP)
Guddoomiyaha Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay mas’uuliyiin ka tirsan Hay’adda Cunnada Adduunka WFP ee QM, oo uu...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay warbixinta maamulka maaliyadda...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay warbixinta maamulka maaliyadda dalka oo ka...










