Dowladda oo digniin u dirtay macalimiin xogtooda la helay By osman Dhiblawe - September 12, 2024 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee XFS ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay dowladdu digniin ugu dirtay macalimiin xogtooda la hayo oo qorsheynaya inay u hoggaansamaan fikirka guracan ee Khawaarijta.