Wararka

Soomaaliya iyo Maraykanka oo qorshaynaya in ay yeeshaan xiriir xagga duullimaadyada tooska ah

0
Maamulka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle ayaa maanta la kulmay mas’uuliyiin ka socota hay’adda TSA oo Mareykanka u qaabbilsan Amniga Garoomada. Kulanka oo ka dhacay Garoonka...

Dowladda Federaalka iyo maamulka Jubbaland oo wafdi u diray beelaha ku dagaallamaya degmada Luuq

0
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa Muqdisho ka sagootiyey wafdi uu hoggaaminayey Madaxweyne ku-xigeenka 1-aad ee Jubbaland Maxamuud...

Shir weynihii Baarlamaanka Afrika ugu socday Koofur Afrika oo lasoo gaba gabeeyay

0
Johannesburg- Kalfadhigii saddexaad ee Baarlamaanka Afrika oo socday intii u dhaxaysay 24-kii Juun illaa 5-tii Luulyo,2024 ayaa lagu soo gaba gabeeyay xarunta Baarlamaanka Pan-Afrika...

Ra’iisul wasaare Xamse oo la kulmay Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Ciraaq

0
Baqdaad: Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay Ra’iisul Wasare ku-xigeenka ahna wasiirka arrimaha Dibedda ee dalka...

Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka oo kormeer hawleed ku jooga Shabeelaha dhexe

0
Al-kowtahar: Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Jeneral Dayax Cabdi Cabdulle ayaa maanta gaaray degmada Al-kowthar iyo deegaanka Daaru-nicma ee gobalka Shabeelaha dhexe, waxaana...

Ra’iisul wasaare Xamse oo la kulmay Madaxweynaha dalka Ciraaq

0
Baqdaad: Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan muhiim ah la qaatay Madaxweynaha dalka Ciraaq, Mudane Cabdi-Ladiif Jamaal...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar shaqo ku tagay magaalada Asmara ee caasimada dalka...

0
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo safar shaqo ku tagay magaalada Asmara ee caasimada dalka Eritrea. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud...

Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka XFS oo daahfuray Shirweynaha Hal-abuurada Soomaaliyeed

0
Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta daahfuray Shirweynaha Hal-abuurada Soomaaliyeed 2024. Wasiirka ayaa hoosta ka xariiqay muhiimadda ay leedahay in...

Ciidanka Xoogga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaano ka tirsan Degmada Waajid ee Gobolka...

0
Ciidanka Xoogga Dalka Somaliyeed gaar ahaan guutada 9-aad qeybta 60-aad ayaa maanta howlgal qorsheysan oo lagu burburiyay saldhigyadii Khawaarijta ka fuliyay deegaannada kala ah,...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo la kulmay Madaxa Dhadhaqaaqa Al-Xikma ee dalka Ciraaq

0
Baqdaad:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay Madaxa Dhadhaqaaqa Al-Xikma ee dalka Ciraaq, Sheekh Cammaar Al-Xakiim. Ra’iisul Wasaaraha...