Wararka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo gaaray Kismaayo

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi ay kamid yihiin Wasiirrada Gaashaandhigga iyo Amniga ayaa si wayn loogu soo dhaweeyey magaalada...

Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo galay maalintii labaad

0
Waxaa maalintii labaad galay Shirwrynaha 2-aad ee Culimada Soomaaliyeed oo ka socda magaalada Muqdisho, kaas oo looga hadlayo sidii loo heli lahaa Soomaali mid...

Bandhig dalagga beeraha ah oo lagu qabtay Buuloburte

0
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Hirshabeele iyo kan degmada Buulaburte ayaa  ka qeyb galay bandhig ay sameeyeen iskaashatada Beeralayda degmada Buulaburte ee gobolka Hiiraan. Iskaashatada ayaa...

Madaxweynaha JFS: Dowladdu waxa ay mas’uul ka tahay ilaalinta jiritaanka dadka iyo dalka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay Muqdisho ka daah-furay Shirwrynaha 2-aad ee Culimada Soomaaliyeed ayaa ka sheegay in qabashada shirkan,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo wadahadal khadka Telefanka ah la yeeshay Madaxweyne Erdogan

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa wada-hadal telefoon ah la yeeshay dhiggiisa Jamhuuriyadda Turkiga Mudane Rajab Dayib Erdogan. Labada Madaxweyne ayaa...

Safiirka Soomaaliya ee dalka Masar oo la kulmay safiirka Muritania dalkaasi u jooga

0
Qaahira: Safiirka Jamhuuriyadda FS ee Masar ahna wakiilka joogtada ah ee ururka Jaamacadda Carabta danjire Cali Cabdi Awaare ayaa maanta booqasho sharafeed ugu tagay...

Madax ka tirsan dowladda oo Muqdisho ka furay aqoon isweydaarsi ku saabsan tiirka arrimaha...

0
Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha iyo Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Aqoon Isweydaarsiga tiirka...

Wasaaradda hawlaha guud oo saxiixay heshiiska daraaseynta biyamareenada Balad weyne iyo Dhuusamareeb

0
Wasaaradda hawlaha guud, dib udhiska iyo guryeynta dowladda FS iyo shirkadda Cat’s ayaa kala saxiixdey heshiis ku saabsan daraasadda maareynta daadadka iyo sahminta biyo...

Maxkamadda gobolka Banaadir oo xukuntay eedeysane loo haystay maalgelinta argagixisada

0
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta eedeysane Cabdinuur Aadan Ibraahim oo ahaa agaasime ka tirsan wasaaradda Maaliyadda ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, waxaa loo...

Wasaaradda deegaanka oo bogaadisay qabqabashada dad geedo ka jarayey Ceelwaaq Gedo

0
Wasaaradda deegaanka iyo isbadalka cimilada dowladda FS ayaa soo dhoweysay hawlgal ay ciidanka ammaanku ka sameeyeen degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, kaas oo lagu...