Madaxweyne Xasan Sheekh “Dowladda Etoobiya iyadaa caalamka wareegeysa, iyadoo ka carareysa qaladkii ay ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa manta furay kalfadhiga 5-aad ee Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Khudbad madaxweynuhu uu jeediyay...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo khudbad ka jeediyey furitaanka Kalfadhiga 5aad ee Baarlamaanka JFS
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo khudbad ka jeediyay furitaanka kalfadhiga shanaad ee Baarlamaanka 11-aad ayaa waxaa uu...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan la qaatay dhiggiisa dalka Ciraaq,...
Baqdaad:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan la qaatay dhiggiisa dalka Ciraaq, Mudane Maxamed Shiyaac Al-Suudaani.
Ra’iisul Wasaaraha oo...
Kalfadhiga Baarlamaanka JFS oo Furmay
waxaa maanta xarunta golaha shacabka ee Villa Hargeysa ka furmay kalfadhigga 5-aad ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya labadiisa Aqal.
Kalfadhigan ayaa waxa Khudbad dhinacyo badan...
Xarunta Tubsan waa Habka La-dagaalanka Argagaxisada ee Bulshada oo dhan’ (WARBIXIN)
In ka badan 15 sano oo ay al-Shabaab la dagaalamayeen, hoggaamiyayaasha Soomaalidu waxay ogaadeen in aan looga adkaan karin kooxda Argagixsada qaab ciidan oo...
Masoud Pezeshkian oo ku guuleystay xilka madaxtinimo ee Iran
Masoud Pezeshkian ayaa ku guuleystay doorashadii ku celiska ahayd ee loo dareeray maalinimadii shalay sida ay sheegtay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dalka Iran.
Pezeshkian ayaa...
NIYAD SAMIDA GANACSIGA FURFURAN AYAA GUUL KEENA
Soomaaliya waa dal Qani ku ah Kheyraad badan balse aan laga faa’iideysanin goor hore, Nimcadda ALLAH SWT dalkani ku maneystay lama soo koobi karro...
BEERASHADA CUDBIGA IYO BARIISKA AYAA DOOR WACAN KA QAADAN KARA DALKA
Dalka Soomaaliyeed waa dal hodon ku ah kheyraad badan uu Alle ku maneystay waa dal ku wanaagsan hirgalinta mashaariicyo horumarineed sidaTacbashada beeraha oo muhiim...
ISLAAMKU WAA CADDAALAD IYO SINAAN
Islaamku waa diin dhexdhexaad ah aan lahayn wax dhayalsasho iyo gabood fal ah ama ad-adkaan iyo xag jirnimo, wuxuuna arrinkaasi ka muuqdaa dhammaan astaamaha...
IIMAANKA IYO WAXYAABAHA KOBCIYA
Kow: Quraanka, Aqri Quraanka, Baro macnihiisa, fahan Xikmadaha Alle SWT uu inoogu sheegayo, fuli wax kasta oo Alle ina farayo ee Quraanka ku xusan....










