Wararka

Maamulka Puntland oo xukun dil ah ku fuliyey 10 Khawaarij ah

0
Gaalkacayo:-Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Maamulka Puntland ayaa Magaalada Gaalkacayo aroornimadii hore ee saaka dil toogasho ah ku fulisay 10 dhagar qabe oo ka...

Madaxweyanaha Galmudug oo xarigga ka jaray garoonka diyaaradaha Degmada Ballanballe

0
Ballanballe: Madaxweyanaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo ay wehliso Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS Fardowso Maxamed Cigaal ayaa xarigga ka jaray...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaano dhaca gobolka Bakool

0
Xuddur: Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 9-aad qeybta 60-aad ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaano dhaca Waqooyiga Magaalada Xuddur ee gobolka Bakool. Howlgalkan...

Muhiimad intee la’eg ayuu leeyahay iskaashiga amniga ee dowladaha Soomaaliya iyo Masar?

0
Admiral Faarax Qare oo wareysi siiyay Warbaainta Qaranka ayaa ka hadlay heshiiska ay wada gaareen Soomaaliya iyo Masar isaga oo ku tilmaamay mid daliil...

Wasiirada Tamarta Dalalka Geeska Afrika oo uganda uga qeybgalay shirkii 19 aad

0
Wasiirada Wasaaradaha Tamarta ee dalalka geeska Afrika ayaa shirkoodii 19-aad waxaa uu uga furmay Magaalada Kambaala ee dalka Yuganda. Wasiru dowlaha Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
1.– Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Kigali kaga qeybgaley caleema saarka Madaxweynaha Rwanda Paul Kagame oo dhowaan dib loo doortey. -Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud...

Tirada dhimashada Falastiiniyiinta oo kor u dhaaftay 40,000

0
Dilalka Israel ay ka waddo Gaza ayaa weli sii socda,iyadoo  weerar lagu qaaday guri ku yaal xerada qaxootiga ee Jabalia ee waqooyiga Gaza lagu...

Xildhibaanno iyo xubno kale oo dalbaday in laga qeybqaato dhismaha cisbitaal laga hirgalinaayo Gedo

0
Mas’uuliyiin ka soo jeeda Gobolka Gedo ayaa codsaday in Wasaaradda caafimaadka DFS,dowlad goboleedka Jubbaland iyo qurbo joogta Soomaalida ee ku dhaqan dibadda ay ka...

Shirka Hagista Xukuumadda Dowladda Hirshabeelle oo maanta laga furmay magaalada Jowhar

0
Jowhar: Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta furay Shirka Hagista Xukuumadda Dowladda Hirshabeelle oo ay ka qeyb galeen Golaha...

Wasaaradda Maaliyadda oo soo saartay War-saxafadeed ku saabsan canshuuraha

0
Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa maanta soo saartay warsaxaafadeed ay ku wargelisay dhamaan ganacsiyadda kala gedisan in laga bilaabo taariikhdu marka ay tahay 18-ka Agoosto,...