Danjire Awaare oo bogaadiyay qodobadii kasoo baxay shir madaxeedkii Soomaaliya iyo Masar
Qaahira: Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Masar Danjire Cali Cabdi Awaare, ayaa bogaadiyay qodobbadii ka soo baxay shirkii magaalada Qaahira ku dhexmaray Madaxweynaha...
Maamulka degmada Matabaan oo dhagax dhigay qaybta qaliimada ee Isbitaalka degmada
Matabaan: Maamulka degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa dhagax dhigay qeybta qaliimada ee isbitaalka degmada, waxaana munaasabadda ka qeyb galay guddoomiyaha degmada Bashiir Cabdiraxmaan...
Wasiir Maareeye oo kulan la qaatay Wasiirada Beeraha ee Dowlad Goboleedyada
Jowhar: Wasiirka wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareye) oo ay wehliyaan Wasiirrada dowlad gobaleedyada Wasaaradaha Beeraha oo safar shaqo u...
Wasiir Maareeye oo Jowhar ka furay shir ku saabsan horumarinta beeraha
Jowhar: Wasiirka wasaaradda Beeraha iyo Waraabka dowladda FS mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareye ayaa guddoomiyey shir magaalada Jowhar uga furmay wasiirada Beeraha dowlad gobaleedyada...
Guddiyada Dastuurka oo kulan la yeeshay lataliyaha amniga Qaranka
Guddiga madaxabannaan ee dib u eegista iyo hirgelinta dastuurka iyo guddiga arrimaha Dastuurka u qaabilsan Baarlamaanka FS ayaa kulan la yeeshay Lataliyaha Madaxweynaha ee...
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Safiirka Maraykanka
Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska dowladda FS mudane Daua’uud Aweys ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay danjiraha Mareykanka ee Soomaaliya Richard H. Riley oo ay...
Soomaaliya iyo Masar oo kala saxiixday heshiiska iskaashiga difaaca iyo Amniga
Qaahira, Ogoosto 14, 2024 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta shir muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha dalka Masar, Mudane...
Guddoomiyaha SoDMA oo ku baaqay in loo gurmado dadkii ku hanti beelay suuqa Jowhar
Jowhar- Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle oo ay wehliyaan xubno ka tirsan maamulka Hirshabeelle iyo hay’adda OCHA ayaa kormeeray suuqa...
Taliyaha Ciidanka xoogga dalka oo qaabbilay Safiirka Soomaaliya u joogo dowladda Britain
Taliyaha Ciidanka XDS S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa maanta xarunta Taliska Ciidanka xoogga dalka kulan kula qaatay safiirka Dowladda ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Michael...
20 ruux oo saaka u dhintay duqeymo ay fuliyeen Israel
Ugu yaraan 20 falastiiniyiin ah ayaa saaka lagu dilay guud ahaan bartamaha iyo koonfurta Marinka Qaza,kadib markii ay duqeeyeen Nuseirat, Maghazi, Khan Younis iyo...










