Wararka

Guddiga Joogtada Golaha Shacabka oo ka arrinsaday howlaha hortebinta u leh Golaha

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe (Madoobe) oo ay wehliso Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka...

Sheekh Maxamuud Sheekh Cabdulbaari oo baaq u jeediyay Culimada Soomaaliyeed

0
Sheekh Maxamuud Sheekh Cabdulbaari oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ee ka qeyb galay shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo maalintii afaraad galay ayaa ugu baaqay...

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay dilka Ismaaciil Haniya

0
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay cambaareynaysaa dilka maamulka Israa’iil uu u geystay hogaamiyihii xafiiska siyaasadda ee Xamaas Ismaaciil Haniya, allaha u naxariistee, kaas oo ka...

Ra’iisul wasaare Xamse oo kormeer ugu tagay ciidanka Danab ee Jubbaland ka hawlgala

0
Kismaayo: Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho dhiirigelin iyo bogaadin ah ugu tagay ciidamada kumaandooska Danab ee ka...

Sheekh Xamdi “Marka Culumadu ay heshiiyaan, tafaraaruqa dhexdooda ay iska saaraan wax badan ayaa...

0
Sheekh Xamdi oo ka mid ah culumada ka qeyb galeysa shirweynaha culumada Soomaaliyeed ee maanta labaad ka socda magaalada Muqdisho ayaa sheegay in shirka...

Wasiirka isgaarsiinta oo la kulmay wasiir ku xigeenka Teknolojiyadda Shiinaha

0
Beijing: Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada Xildhibaan Maxamed Aaden Macalin (Soomaali) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo u joogo Magaalada Beijin ee wadanka Shiinaha...

Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhiya Kuwait oo warqadaha aqoonsiga laga guddoomay

0
Kuwait city: Safiirka cusub ee Soomaaliya ee dalka Kuwait, Dr. Ambassador Cabdullahi Maxamed Sheekh Cabdullahi ayaa maanta oo Arbaca ah waxaa nuqul ka mida...

Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga XFS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Sucuudiga

0
Riyad- Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan oo booqasho ku jooga magaalada Riyad ee dalka Sucuudiga...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo dhagax-dhiggay mashaariic laga fulinayo degmada Jalalaqsi

0
Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), Madaxweyne ku-xigeenka Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed), qaar ka mid ah Golaha Wasiirrada, xubno Baarlamaanka H/SH, Guddoomiyaha...

Madaxda Wasaaradda Warfaafinta oo ka tacsiyeeyay geerida Fannaanadda Xabiibo Baajuuni

0
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar Al-Cadaala, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cabdullaahi...