Wasaaradda arrimaha gudaha dalka oo bogaadisay doorashada Somaliland By osman Dhiblawe - November 12, 2024 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Wasaaradda arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa bogaadisay Doorashooyinka Maamulka gobollada woqooyi ee Somaliland.