Shirkadaha Diyaaradaha qaar oo duulimaadyadooda rasmiga ahaa dib u bilaabay+Sawirro
Waxaa dib u bilaabay duulimaadyadooda rasmiga ahaa shirkadaha diyaaradaha Turkish Airline, Ethiopian Airways iyo Uganda Airline kuwaasoo hakiyay duulimaadkooda Garoonka Aadan Cadde Muqdisho.
Wasiirka Gaadiidka...
Dawladda Soomaaliya oo cambaaraysay hadal ka soo baxay Imaaraat-ka Carabta
Wasiirka warfaafinta xukuumadda FS Mudane Cismaan Abuukar Dubbe oo saaka shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa wax laga xumaado oo aan la aqbali...
Wasiirka Caafimaadka oo ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19 ee Dalka
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 257 xaalado cusub oo COVID-19...
Lubnaan oo Garsoore cusub u magacawaday qaraxii Dekedda Beyruut
Wasiirka Caddaaladda Lubnaan Mariya Kaluud ayaa u magacawday Garsoore Daariq Al-Beydaar inuu hogaamiyo baaritaanka qaraxii ka dhacay dekedda magaalada Beyruut, ka dib markii qaar...
Wasiirka Maaliyadda oo hambalyo u direy madaxa hey’adda caalamiga ah ee maaliyadda IFC
Wasiirka Maaliyadda XFS Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa hambalyo diirran u diray Makhtar Diop oo Madaxweynaha Bangiga Aduunka David Malpass u magacaabay Agaasimaha Maamulka...
Tirada dadka Karoonaha ugu dhintay Afrika oo 100 kun dhaaftay.
Dadka uu galaaftay xanuunka Karoona ee qaarada Afrika waxay iminka tiradooda kor u dhaaftay 100,000 sida ay sheegeen shaqaalaha caafimaadka iyo cilmi baarayaasha Karoonaha
Dalka...
Wasiirka Arrimaha Dibada Masar Oo Warqadaha Aqoonsiga Ka Guddoom Danjiraha Soomaaliya
Muqdisho (Ilayska Dalka) 17.02.2021 : Ilyaas Sheekh Cumar Abu Bakar, Danjiraha dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan dalka Masar, sidokalana ah wakiilka joogtada ah...
War-Saxaafadeed Laga Soo Saaray Shirkii Guddiga Farsamada ee Magaalada Baydhaba.
Muqdisho (Ilayska Dalka) 17.02.2021 : xalay magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay lagu soo geba-gabeeyay shirkii u dhaxeeyay guddiyadii ka kala socday dowladda Federaalka,...
Madaxweynaha Dalka Oo Ka Tacsiyeeyey Geerida Sheekh Nuur Baaruud.
Muqdisho (Ilayska Dalka) 17.02.2021 : Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyey geerida Alle ha u naxariistee Sheekh Nuur Baaruud...
Dowladda Soomaaliya Ayaa Hakisay Xaadirinta Shaqaalaha Dowladda .
Muqdisho (Ilayska Dalka) 17.02.2021 : warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada dowladda Soomaaliya Duraan Axmed Faarax ayaa lagu sheegay in la...










