Madaxweyne Farmaajo oo munaasabadda ciidda awgeed cafis u fidiyay 179 maxbuus
Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa xabsiga dhaxe iyo xabsiga MBC ee Ex-koontarool Afgooye ka sii daayay maanta 179 maxbuus oo ku xukunaa danbiyo,...
Madaxweyne Farmaajo oo hambalyada ciiddul fidriga u diray shacabka Soomaaliyeed
-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay dhammaan Ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan bilashada bisha Soonfur iyo munaasabadda...
Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay dhigiisa dalka Burundi
Madaxweyaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Burundi Mudane Évariste Ndayishimiye oo kulan-doceed ku yeeshay caasimadda Kambaala ee dalka Uganda...
Guddoomiyah gobolka Banaadir oo sheegay in aan la aqbali doonin nadaafad-darada kajirta wadooyinka Muqdisho
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeer kadis ah ku tagay qaar kamid ah wadooyinka Caasimadda...
Ciidamada xoogga dalka oo hawlgallo ka fuliyay gobolka Hiiraan
Ciidanka DFS Guutada 5aad ee Hiiraan ayaa howlgallo maleeshiyada Al-shabaab looga saarayo deegaanada waqooyi ee gobolka Hiiraan ka wada.
Taliyaha Guutada Maxamuud Xasan Ibrahim oo...
SAWIRRADA BEERTA NABADDA
Akhristayaasheena waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirada Beerta Nabadda oo dib u habeyn lagu sameeyay.
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada X.F.S oo fasaxday Shaqaalaha
War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in shaqaalaha u shaqeeya hay’adaha Dowladda Federaalka...
Dhaqdhaqaaqa Ururka Xamaas oo sharuud ku xirtay cid kasta oo dooneysa in ay dhexdhaxadiso...
jihaadiyiinta Xamaas ee reer Falastiin ayaa sheegay in cid kasta oo dooneysa in ay dhexdhaxadiso Falastiin iyo Isra’iil, ay marka hore tahay in ay...
Dowladda Soomaaliya oo Cambaaraysa weerarkii Isra’el ku Qaaday Masjidka Al-Aqsa
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balaal Maxamed Cusman, ayaa maanta oo Talaado ah ka qeyb galay shirkii Golaha Jaamacadda Carabta ee...
Wasiiru dowlaha Arrimaha dibadda oo shir aaladda fogaan araga kaga qeybgalay Golaha Jaamacadda...
Muqdisho, May 11, 2021 - Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balaal Maxamed Cusman, ayaa maanta oo Talaado ah ka qeyb galay...










