Wararka

Rabshado cusub oo dad falastiiniyiin ah iyo Boliiska Israa’iil ku dhex maray Quddus

0
Quddus- Ku dhowaad 50 qof oo ka mid ah Yuhuudda lagu degaameeyay bariga magaalada barakaysan ee Quddus ayaa gudaha u galay maanta Masjidka Al-Aqasa...

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya oo la kulmay madaxa AMISOM

0
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Gen, Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa la kulmay madaxa Amisom ahna wakiilka gaarka ah ee guddoomiyaha midowga Afrika Ambassador, Francisco...

Ra’iisal wasaare Rooble oo ka mahadceliyay taageerada Shacabka iyo Siyaasiyiinta Soomaaliyeed

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka mahadceliyay taageerada Shacabka Soomaaliyeed iyo siyaasiyiinta oo ay ku jiraan Midowga Murashaxiintu u muujiyeen...

Taliye Tareedishe oo CXD ku boorriyay inay laba laabaan weerarrada ka dhanka ah argagixisada

0
Buulo burte- Taliyaha qeybta 27-aad ee ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Axmed Maxamed Maxamuud (Tareedisho) ayaa faah faahiyay weerar ay argagaxisadu kusoo qaadeen shalay...

Wasiir Cabdiwahaab Ugaas Xuseen oo kormeeray xarunta Wasaaradda Shaqada

0
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta kormeer ku sameeyay qeybaha ay...

Dadka badan oo ka qaxaya folkaane ka qarxay Koongo

0
Dowladda Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo ayaa ugu baaqay dadka deggan magaalada bari ee Goma in ay isaga guuraan ka dib markii folkaane weyni...

Shirka Gollaha Wadatashiga Qaran ee Arrimaha Doorashooyinka oo galay Maalintii labaad

0
Shirka Golaha wada tashiga Arimaha Doorashooyinka ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya & Madaxda Maamul goboleedyadda Xubnaha ka ah DFS oo uu saldhig u...

Musharrax Madaxweyne Jibriil Ibraahim Cabdulle oo Soo dhaweeyay shirka wada tashiga Qaran ee Muqdisho...

0
Musharrax madaxweyne Jibriil Ibraahim Cabdulle oo soo dhaweeyay shirka wada tashiga qaran ee Muqdisho ka furmay ayaa yiri: “Shirka oo in mudo ah la sugayay...

Ra’iisul wasaare Rooble oo ka hadlay shirka wadatashiga ee Doorashooyinka dalka

0
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ka hadlay markii uu kulanku soo dhamaaday ayaa yiri:- “Waxaa maanta si wanaagsan noogu furmay...

Biden: Mareykanku wuxuu caawin doonaa Falastiiniyiinta ku sugan Qaza.

0
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa U sheegay Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu in Falastiiniyiinta ku sugan Qudus ay tahay in la ixtiraamo, isla markaana...