Wasiir ku-xigeenka Gaashaandhigga XFS oo tababar Muhiim ah daah-furay
Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane Idiris Cusmaan Xaaji, ayaa maanta daahfuray tababar ku saabsan Hannaanka Diyaarinta Miisaaniyadda (Budget Formulation Process) oo loo qabtay howlwadeenada Wasaaradda...
Muxuu ku saabsan yahay heshiiska Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS iyo EUCAP?
Wasiirka Wasaaradda Dekaddaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa goobjog ka noqday heshiis ay si rasmi ah u wada saxiixeen Agaasimaha...
Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada Golaha Shacabka oo la kulmay Wasiirka Ciyaaraha iyo Dhallinyarada XFS
Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa kulan kula qaatay wasiirka Wasaaradda...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Khudbad ka jeediyey Shirka Nabadda iyo Horumarka Afrika
Muqdisho(Wargeyska Dalka)-:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre, oo maanta khudbad muhiim ah ka jeediyay Shirka 5-aad ee Nabadda iyo Horumarka Afrika...
Dowladda oo gacanta kusoo dhigtay eedeysane baxsada ka ahaa hey’adaha Cadaaladda
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo kaashanaya Booliska Soomaaliya qeybta la shaqeysa Booliska Caalamiga ah ayaa dalka Rwanda kasoo qabtay eedeysane Jaamac...
Shir looga hadlayay xoojinta amniga xuduudaha oo Lagu qabtay Muqdisho
Muqdisho(wargeyska Dalka);-Shirka xoojinta amniga xuduudaha dalka ayaa maanta lagu qabtay Xarunta Dhexe ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, waxaana shir guddoomiyey Wasiirka Amniga Gudaha XFS,...
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka oo gaaray Dalka Jabuuti
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa gaaray Dalka Jabuuti, kadib martiqaad uu...
Taliska Booliska oo gacanta kusoo dhigay nin lagu eedeeyay inuu xaaskiisa ku dilay toorey
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Saldhigga Garasbaaley ayaa gacanta kusoo dhigay eedeysane lagu magacaabo Abshir Sheekh Cabdisalaan Maxamed, kaas oo lagu eedeeyay inuu xaaskiisa...
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaanshigga XFS oo tegay Awdheegle
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane Cumar Cali Cabdi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, Sarreeye Gaas Odawaa Yuusuf Raage, ayaa maanta booqasho shaqo...
Hantidhowraha Guud ee Qaranka oo tababar Muhiim ah soo xiray
Hantidhowraha Guud ee JFS, Mudane Axmed Ciise Guutaale, ayaa maanta soo xiray tababar muhiim ahaa oo lagu xoojinayey xirfadda iyo mihnadda shaqaalaha Xafiiska Hantidhowrka...










