Wararka

Guddiga Doorashada gobolada waqooyi ayaa sheegay inay bari musharaxiintu bilaabi doonaan hadal jeedintooda.

0
Guddiga Hirgalinta Doorashada kuraasta gobolada waqooyi Somaliland ayaa sheegay inay bari musharaxiintu bilaabi doonaan hadal jeedintooda. Guddiga maamulka Doorashada kuraasta gobolada waqooyi Somaliland waxay ogaysiinayaan...

Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan la qaatay taliyaha ciidammada lugta Uganda

0
-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilay taliyaha ciidammada lugta Uganda Gen.Muhorzi Kainerugaba oo booqasho ku yimid Muqdisho, ayaa uga...

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska oo ka tacsiyeeyey geerida Marxuum Ajakis.

0
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka Iyo Dalxiiska mudane Cismaan Abokor Dubbe aya uga tacsiyeeyey Umada Soomaaliyeed Geeridii naxdinta lahayd ee ku Timid Majaajiliiste Cabdi Muriidi Dheere...

Madaxda Dowladda oo ka tacsiyeeyay geerida Majaajiliiste Ajakis.

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Marxuum...

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida Majaajiliiste Ajakis

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Marxuum...

Allah unaxariisto Majaajiliiste Cabdi Muridi Dheere (Ajakis) oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.

0
Allah unaxariisto, majaajiliiste Cabdi Muridi Dheere (Ajakis) oo kamid ahaa Majaajiliista yaasha ugu caansan gayiga Soomaaliya ayaa  goordhaw ku geeriyooday Magaalada Muqdisho. Marxuumka ayaa maalmahan...

Xisbiga Bidix-dhexe oo si dirqi ah uga guulaystay xisbiga Angala Merkel

0
Xisbiga Dimuqraadiga bidixda dhexe ee dalka Jarmalka ayaa si dirqi ah ugu guuleystay doorashooyinkii federaalka ee ka dhacay dalkaasi, iyagoo ka adkaaday xisbiga Chancellor...

Guddiga doorashada xubnaha Somaliland oo shaaciyey dib u dhac doorasho

0
Qoraal ka soo baxay guddiga hirgelinta doorashooyinka senatorrada Aqalka Sare ee Somaliland ayaa lagu shaaciyey in dib u dhac uu ku yimid doorashada xubnaha...

Madaxweynaha Puntland oo qaabilay wafdi ka socda Beesha caalamka

0
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay, ergayga qaramada midoobey ee Soomaaliya James Swan iyo wafdi...

Ciidamada Israa’iil oo 4-qof ku dilay Daanta Galbeed

0
Ugu yaraan afar Falastiiniyiin ah ayay ciidanka Israa’iil ay ku dileen aagga Jenin iyo Qudus ee Daanta Galbeed ee la haysto,ka dib markii ay...