Wararka

Madaxweynaha Puntland oo qaabilay safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya

0
adaxweynaha Dowladda dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada Puntland ku qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Kate Foster. Kulanka ayaa looga...

Gudaha Wasiir Gaadiidka iyo Duulista hawada ee XFS oo kulan la yeeshay safiirka Kenya...

0
Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Duraan Axmed Faarax ayaa kulan la qaatay Safiirka dowladda Kenya u fadhiya Soomaaliya...

Guddoomiye Cumar Filish oo kormeeray Isbitaalka Banaadir

0
Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray isbitaalka Hooyada iyo Dhalaanka ee Banaadir oo si...

Ra’iisul wasaare Rooble oo ka hadlay habsami u socodka doorashooyinka dalka

0
Ra’lisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo khudbad u jeediyay murrashaxiinta iyo ergada dooraneysa Xildhibaannada Aqalka Sare ee Soomaaliland, ayaa ergada kula dardaarmay...

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo daah furtay tababar kor logu qaadayo aqoonta shaqaalaha wasaaradda

0
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda soomaaliya gaar ahaan qaybta Maamulida iyo Maareeynta Nidaamka xogta Caafimaadka ayaa daah furtay tababara ku saabsan kor u qaadista...

Hadal jeedinta Musharaxiinta Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi oo ka bilabaty Hoolka Teendhada Afisyoone

0
Hadal jeedinta Musharaxiinta Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi ayaa goor dhowed ka bilaabatay Hoolka Teendhada Afisyoone, Musaanabadda Furitaanka Hadal jeedinta ayaa waxa ka qayb Galay...

Kuuriya waqooyi oo difaacday gantaal sadexaad oo ay tijaabiyeen Bil gudaheed

0
Kuuriyada Woqooyi ayaa markii sadexaad bil gudaheed tijjbisay gantaal balistic ah oo lala beegsaday biyaha badda ee gacanka,sida ay sheegeen mas’uuliyiinta Kuuriyada Koonfureed iyo...

Danjirayaasha Soomaaliya & Tunisia u fadhiya Kuwait oo ku kulmay dalkaasi.

0
Danjiraha JFS ee Kuwait Mudane Dr Abdullahi Mohammed Odowa ayaa maanta xafiiska ku qaabiley Danjiraha Tunisia ujooga Kuwait Mudane Hechemi Agili. Labada masuul ayaa kawada...

Safiiradda cusub Soomaaliya ee Tanzania oo warqadaheeda danjirannimo ku wareejisay Madaxweyne Tanzania

0
Marwo Danjire Sahra Cali Xasan, ayaa maanta oo Isniin ah, warqadaheeda aqoonsiga danjirannimo ee Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania ku wareejisay Madaxweynaha dalkaasi , (Marwo)...

Gudaha RW kuxigeenka Dalka oo shaaciyay in Cabdi Caashi Kursiga Aqalka Sare lagula Tartami...

0
Ra’iisul wasaare kuxigeenka Dalka mudane Mahdi M. Gulaid oo ku dhawaaqay In kursiga Koowaad ee aqalka sare ee Somaliland lagula Tartami doono Cabdi Xaashi...