Wararka

Soomaaliya iyo Beesha caalamka oo ka wada hadlay abaaraha ka jira dalka

0
Guddiga Wasiirrada ah ee u xilsaaran Abaaraha ka jira dalka, Danjireyaasha Beesha Caalamka iyo Hay’adaha Gargaarka ee ka howl-gala dalka ayaa wada qaatay kulan...

Dowladda FS oo soo afjartay howl-galkii ka socday degmada Guri-ceel

0
Guri-ceel- Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamulka Galmudug ayaa la wareegay gacan ku haynta goobihii ay maalmahan ka dagaallamayeen Kooxda Ahlu-sunna ee degmada...

Ra’iisul wasaaraha XFS oo kormeeray xarunta Hey’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka

0
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeeray xarunta Hey’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee Soomaaliya, isagoo warbixin ka dhageystay...

Madaxweynaha Puntland oo ugu hambalyeeyay Shacabka doorashada Golaha deegaanka

0
Garoowe- Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shacab weynaha Puntland gaar ahaan bulshada magaalooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn ugu hambalyeeyay Doorashada...

Safiirka Switzerland ee Soomaliya oo booqasho ku tegay wasaaradda caafimaadka Puntland

0
Garoowe- Safiirka dalka Switzerland ee Soomaaliya Valentin Zellweger oo ay wehelinayeen Agaasimaha iskaashiga geeska Africa Thomas Oertle iyo lataliyaha maamulka iyo siyaasadda ayaa maanta...

Guddiga Ku meel gaarka ah ee doorashooyinka Puntland oo soo saaray natiijada codbixinta...

0
Guddiga Ku meel gaarka ah ee doorashooyinka Puntland ayaa soo saaray natiijada codbixinta doorashada golaha deegaanka degmada Qardho.    

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la yeeshay mas’uuliyiinta Maamulka Wasaaradda...

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan la yeeshay mas’uuliyiinta Maamulka Wasaarada dekaddaha,gaadiidka iyo hay'adaha amniga ayaa ku booriyay inay caawiyaan...

Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay taliyaha ciidamada AMISOM

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay taliyaha ciidamada AMISOM  Jeneral Diomede Ndegeya, iyo ku xigeenkiisa maj gen...

Jaamacadda Carabta oo Suudaan ugu baaqday in xiisadda taagan lagu xalliyo wada hadal

0
Xoghayaha guud ee ururka Jaamacadda Carabta, Axmed Abul Geyt, ayaa walaac xooggan ka muujiyay arrimaha kasocda dalka Suudaan, wuxuuna ugu baaqay dhammaan dhinacyada Suudaan...

Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay xaalada Guri-Cel

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo shir-jaraa’id ku qabtay xarunta Madaxtooyada ayaa ka hadlay Xaaladda Galmudug Madaxweenaha ayaa ugu horeen shacabweenaha Galmudug...