Caruur ku geeriyootay duqeyn ay geysteen ciidamada Ruushka
Saddex caruur ah iyo laba qof oo kale ayaa ku geeriyooday kadib duqayn ciimada Ruushku ka geysteen magaalada Chernihiv ee dalka Ukraine
Shan mayd oo...
M.Qoor-qoor oo ka qeybgalay xaflad loo dhigay xildhibaannadii lagu doortay Galmudug
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabd Kaariye (Qoor-qoor) ayaa hadal dardaaran u badnaa ujeediyey xildhibaannadii dhowaan lagu doortay galmudug, isagoo faray inay muujiyaan isku...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda XFS oo la kulmay Danjiraha Shiinaha.
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya Md Durran Axmed Faarax ayaa Maanta la kulmay Danjiraha Dawladda Shiinaha ee Soomaaliya Danjire FEI Shengchao.
Wasiirka Iyo...
Isbaheeysiga NATO oo sheegay in Ciidamadooda ay ku jiraan diyaar garow Dagaal
Xoghayaha Guud ee NATO Jens Stoltenberg, ayaa Maanta oo Arbaca ah, sheegay in ciidamada isbaheysiga NATO, ay ku jiraan diyaar garow dagaal oo buuxa.
“Waxaan...
Muwaadiniin Soomaaliyeed oo weerar loogu geeystay Canada
Jaaliyadda Soomaalida ee dalka Canada, gaar ahaan magaalada Edmonton ayaa sheegay inay ka walaacsanyahiin weeraro dhawaan loo geeystay dhallinyaro Soomaaliyeed, kuwaasi oo lagu weeraray...
Ukraine ayaa sheegtay in ay burburisay 40% oo ka mid ah ciidamada qalabka sida...
Ukraine ayaa sheegtay in ay burburisay 40% oo ma mid ah ciidamada qalabka sida ee Ruushka.
Ukraine ayaa sidoo kale shalay sheegtay inay burburisay toddobo...
Madaxwaynaha Galmudug oo kulan la qaatay Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Galmudug
Madaxwaynaha Dowladda Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, ayaa kulan kula qaatay magaalada Gaalkacyo Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Galmudug, iyo xubno ka tirsan heer...
Guddiga doorashooyinka Puntland oo doortay Guddoomiye kuxigeen
Guddiga hirgalinta Doorashooyinka Puntland, ayaa Maanta doortay Guddoomiye kuxigeenka, kadib markii dhawaan uu xilkaas isaga tagay Guddoomiye ku xigeenkii Guddiga Ceynaanshe Yuusuf Xuseen.
Fadhi ay...
Jubbaland oo soo saartay liiska 16-ka kursi ee deegaan doorashada labaad
Gudiga Doorashada Jubaland ayaa shaaciyey 16kii kursi oo kamid ah kuraasta taallo magaalada Garbahaarey ee Gobolka Gado
Qoraalka ka soo baxay Guddiga ayaa lagu sheegay...
Guddiga doorashooyinka heer federaal oo oo shaaciyey maalinta la dhaarinayo BFS
Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa soo saaray jadwalka soo xareynta xildhibaanada la doortay ee baarlamaanka 11-aad, iyadoo la qorsheeyey in ugu dambeyn 14-04-2022, la...









