Wararka

Ciidamada Xoogga oo howlgallo lagu baacsanaayo argagixisada Al-Shabaab ka sameeyay Gobolka Sh/Hoose

0
Ciidanka Xoogga dalka, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor ayaa howlgallo ka dhan ah argagixisada Al-Shabaab waxaa ay ka sameyeen tuulooyin hoos taga Gobolka Shabeellaha Hoose,...

Mareykanka oo Soomaaliya ugu deeqay tallaalka COVID-19

0
Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay magaalada Muqdisho keentay 286,650 dhibcood oo dheeri ah oo tallaalka Pfizer ee loogu talo galay ka...

Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud oo khadka taleefoonka kula hadlay Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka

0
Madaxweynaha Soomaaliya JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wadahadal khadka taleefoonka la yeeshay Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Dowladda Maraykanka, Antony Blinken. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xoghaye...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay ergeyga gaarka ah ee midowga Yurub u qaabilsan Geeska...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada dalka kulan kula qaatay wafdi ay hoggaamineyso Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Yurub u...

Agaasimaha guud ee wasaaradda dhalinyarradda iyo ciyaaraha iyo wefti uu hogaaminayo oo shir ka...

0
Wafti uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Isboortiga Mudane Deeq Saleebaan Yuusuf ayaa ka qeyb galay shir goboleed heerkiisu aad u sarreeyay...

Ra’iisul wasaare Rooble oo lagu bogaadiyay dadaalkii uu ku bixiyay qabsoomidda doorashooyinkii dalka

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta wakhti la qaatay qaar ka mid ah Shacabka Muqdisho, iyagoona ku bogaadiyey dadaalka...

Madaxweynaha Galmudug oo kormeeray talisyada ciidamada qalabka sida ee Galmudug

0
Dhuusamareeb- Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta kormeer ku tagay talisyada ciidamada qalabka sida ee Galmudug. Kormeerka madaxweynaha ayaa waxaa ku...

Guddoomiyaha golaha shacabka oo qaabbilay masuuliyiin ka tirsan Hay’adda naafada Qaranka

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta hoygiisa Muqdisho ku qaabilay masuuliyiin ka socota Hay’adda Naafada Qaranka oo uu...

Wasiirka gargaarka oo kormeertay dhismaha qeybo cusub oo lagu soo kordhinayo wasaaradda

0
Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta musiibooyinka XFJS marwo,  Khadiija Maxamed Diiriye oo ay wehlinayaan Agaasimaha Guud, Axmed Abuukar Axmed, Agaasimaha Gargaarka iyo lataliyaha Xiriirrada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ergey gaar ah u magacaabay arrimaha abaaraha

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame Ergeyga Gaarka ah ee u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha...