Wararka

HAMBALYADA AGAASIMAHA GUUD EE WASAARADDA WARFAAFINTA DHAQANKA IYO DALXIISKA XFS

0
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa Suxufiyiinta  Soomaaliyeed iyo Waaxda Qoraalka iyo Wargeysyada ugu Hambalyeeyay Xuska Munaasabadda 49-Guurada maalintii la aasaasay...

SAXAAFADDU WAA QUWADDA AFARAAD EE AAN LA DHAYLSAN KARIN

0
Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska waa Wasaaradda keliya ee utaagan horumarinta Saxaafadda iyo Suxufiga Soomaaliyeed, waana soo saareyaasha Suxufi u qalma Saxaafadda laguna kalsoonaan...

HAMBALYO MUNAASABADDA 49-GUURADA SAXAAFADDA DALKA SOOMAALIYA

0
Sida aan ka warqabno Wargeyska ayaa soo maray marxalado kala duwan ugu yaraan saddax marxalad xilligii gumeysiga oo dalka uu ka soo bixi jiray...

TAARIIKHDA WAAXDA QORAALKA IYO WARGEYSKA DALKA SOOMAALIYA

0
Taariikhda Wargeysyada Soomaaliya  waxay ka soo billaabaneysaa xilligii Dhaqdhaqaaqyada Gobannimo doonka waxayna ka billaabantay meel eber ah. sababtoo ah ma jirin Dad Aqoon iyo Xirfad...

Safiirka J.F.S ee Masar oo Xafiiska ku qaabilay Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS.

0
Safiirka J.F.S ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheikh Cumar ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay Wasiirka Wasaaradda Batroolka...

Ugu yaraan 29 qof ayaa ku dhintay isbuurasho ka dhacday goob macbad ah oo...

0
Tobaneeyo qof ayaa ku dhintay isbuurasho ka dhacday goob Macbad oo ku taal duleedka caasimadda Liberia, sida ay saraakiishu sheegeen. Warbaahinta maxalliga ah ayaa Khamiistii...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay iskaashiga labada dal

0
Wasiirka arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta oo Khamiis ah waxa uu Xarunta Wasaaradda ku qaabbilay Danjiraha Dowladda...

Guddoomiye cusub oo loo doortay guddiga xallinta khilaafaadka

0
Maxamed Cawil Warsame ayaa maanta loo doortay guddoomiyaha cusub ee guddiga xallinta khilaafaadka doorashooyinka xubnaha Baarlamanka Soomaaliya, kadib markii uu u tanasulay Mustaf Macalin...

Axmed Madoobe iyo FEIT oo ka wada hadlay daah-furnaanta doorashada kuraasta golaha shacabka ee...

0
Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland, Axmed Maxmed Islaan ayaa xalay xarunta madaxtooyada Jubbaland ku qaabbilay guddoomiyaha guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Faderaal FEIT, Muuse Geelle Yuusuf...

Jubbaland oo shaaciyey Odayaasha dhaqanka ee soo xulaya ergada lix kursi

0
Guddiga maamulka doorashooyinka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa goor dhow guddiga hergalinta doorashooyinka heer Federaal u soo gudbiyay Odayaasha dhaqanka iyo xubnaha ururada bulshada ee...