Wararka

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta XFS oo ka hadashay lacagaha Xajka

0
Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Cumar Cali Rooble iyo shirkadaha duulimaadyada ee sanadkaan ka shaqeynaya arrimaha Xajka ayaa kulan...

Ra’iisul wasaare Rooble oo faray Taliska Booliska inay diyaariyaan Gaadiid lagu qaado Dadka aan...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shacabka Muqdisho ka codsaday inay u dulqaataan xirnaanshaha jidadka caasimadda inta ay socoto munaasabadda...

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo soo bandhigay Xubin ka tirsan Argagixisada Al-Shabaab

0
Taliska Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Maanta Magaalada Baydhabo ku soo Bandhigey Xubnin ka tirsanaa argagixisada Al-Shabaab oo lagu magacaabo Mustaf...

Wafuud ka qeyb-geli doonto Caleema saarka Madaxweynaha JFS oo Muqdisho soo gaaraya

0
Wufuud ka socota dalalka Afrika iyo dalalka kale ee dunida oo doonaya in ay ka qeybgalaan caleema saarka madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud...

Hogaamiyaha Hir-Shabeelle oo soo gaaray Muqdisho

0
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta dib ugu soo laabatay dalka, kadib howlo shaqo oo uu dibada ugu maqnaa. Madaxweynaha waxaa garoonka...

Ciidamada Ukraine oo laga yaabo in ay ka baxaan magaalada Severodonetsk

0
Guddoomiyaha gobolka Lugansk ayaa maanta oo Arbaca ah sheegay in ciidamada Ukraine laga yaabo inay isaga baxaan magaalada istiraatiijiga ah ee Severodonetsk ee dhacda...

Shirweynaha 8-aad ee Madasha la-dagaalanka Musuqmaasuqa ee Afrika oo maalintii labaad galay

0
Waxaa maalintii labaad galay shirweynaha 8-aad ee Madasha La-dagaalanka Musuqmaasuqa ee Afrika iyo Hey’adaha Isku-dhafka ah ee (FIGE) kaas oo ka dhacaya caasimadda magaalada...

Lafta-gareen oo Maamul cusub u Magacaabay Gobollada Baay iyo Bakool

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Maamul cusub u magacaabay Goboladda Baay iyo Bakool ee Maamulka koonfur galbeed Soomaaliya Guddoomiyaha...

Dad ku waxyelloobay shil Tareen oo ka dhacay Iiraan

0
Telefeshinka ku hadla Afka Dowladda Iiraan ayaa sheegay in 10 qof ay dhinteen, ku dhawaad ​​50 kalena ay dhaawacyo soo gaareen kadib Shil Tareen...

Ganacsato Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika

0
Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa Allaha u Naxariistee waxaa ay xalay Gudaha wadanka Koonfur Afrika ku dileen laba Dhalinyaro Soomaali ah, kuwaas oo...