Wasaaradda Waxbarashada oo hal toddobaad dib u dhigtay Imtixaanka Shahaadiga ah ee dugsiga sare
War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in muddo todobaad ah dib loo dhigay imtixaanka Shahaadia ah ee dugsiga sare.
Warsaxaafadeedka ayaa...
Kulan looga hadlayay sugidda Amniga deegaannada Koonfur-galbeed oo lagu qabtay Baydhabo
Wasiirka Wasaaradda Amniga Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Isxaaq Cali Subug Ayaa ka qayb galay todobaadkan kulan looga hadlay Amniga Koonfur Galbeed ayaa lagu qabay...
Ra’iisul wasaaraha XFS oo furay shir ay ka qayb gelayaan saaxiibbada beesha caalamka ee...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo furay shir ay ka qayb galayaan saaxiibbada Caalamiga ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Wakiilada Beesha Caalamka ayaa shir...
Munaasbad lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee Umulisada aduunka oo Muqdisho lagu qabtay.
Wasaarada Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda ayaa maantay muqdisho ku qabatay munaasbad lagu xusay maalinta Caalamiga ah ee Umulisada aduunka waxaana ka soo qaybgalay Masuuliyiinta...
Shacabka Magaalada Dhuusamareeb oo si isxilqaan ah u dayactiraya wada muhiim ah
Magaalada Dhuusamareeb aya si isxilqaan ah dayactir uga bilaabay wado muhiim u ah isu socodka Gadiidka iyo dadweynaha oo ku taal Xaafada Dayax Magaalada...
Webiga Shabeelle oo fatahado ka sameeyey deegaanno ka tirsan Shabeellada dhexe
Qaybo ka mid ah tuulooyinka hoos yimaada Caasimadda Hirshabeelle ee Jowhar ayaa wali wax ka socda fatahaaddaha uu sameeyey Webiga Shabeelle oo sababay barkac...
Madax ka kala socota Dowladaha ku midoobay G7 oo shirk ku yeeshay London
Wasiirada Arrimaha dibadda wadamada loo yaqaano G7 ayaa kulankooda diiradda ku saaray dhaq dhaqaaqa Ruusha uu kawado Ukraine, xaaladaha Iiraan, Shiinaha iyo Bariga Africa
Shirkaan...
Golaha Maamulka Kumeel gaarka ah ee Suudaan oo la kulmay Wafdi ka socday...
Golahan oo uu horkacayo Jeneral C/Fataax Al- Burhaan oo ah Madaxa Golaha kumeelgaarka ah ee hoggaanka Siyaasadda Suudaan ayaa la kulmay Maanta xubno ka...
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KULAN AFURO AH LA QAATAY CULIMADA SOOMAALIYEED
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka kulan afuro ah kula qaatay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed ayaa tilmaamay...
Madaxweynaha Jubbaland oo kulan la qaatay saraakiil ka tirsan ciidamada Mareykanka
Kismaayo- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan la qaatay sarakiisha ciidamada Mareykanka ee ka howlagala Jubbaland.
Kulanka oo ka dhacay xarunta...