Guddiga Hirgelinta Doorashooyina Heer Federaal Oo Ku Baaqay In Shir Deg Deg Ah La...
Guddig Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo maanta soo saaray war saxaafadeed ayaa golaha wadatashiga qaran ugu baaqay in si deg deg ah u kulmaan...
Kulanka Ra’Isul Wasaaraha Iyo Midowga Murashaxiinta Oo Furmay
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa hadda kula uga bilowday Hotel Decale ee magaalada Muqdisho xubnaha Midowga Murashaxiinta, kulanka waxaa looga hadlayaa...
Wasaaradda Warfaafinta Galmudug oo daah-furtay munaasabad lagu maamuusayo dhaqanka
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Galmudug ayaa Magaalada Dhuusamareeb ka daah-furtay munaasabad lagu maamuusayo dhaqanka Soomaaliyeed, si loo baro Dhalinyarada da’da yar muhiimada dhaqankooda...
Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan doorashooyinka looga hadlayay la yeeshay Beesha Caalamka
Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa habka fogaan aragga shir kula yeeshay wakiillada beesha caalamka, kaas oo looga hadlay sii wadista...
Qarax Miino oo goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho
Laba Askari oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa ku geeriyootay qarax Miino oo goordhow ka dhacay agagaarka Dugsiga hoyga Xamar.
Qaraxan oo ahaa...
Wasiirka Caafimaadka oo ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19 ee Dalka
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 304 xaalado cusub oo COVID-19 ah 48-kii saac...
Maleeshiyada Al-Shabaab oo Jab xooggan lagu gaarsiiyay weerar ka dhacay gobolka Baay
Maleeshiyaad katirsan argagixisada Al-shabaab ayaa waxeey isku dayeen inay weerar kusoo qaadaan degmada Qansax Dheere ee gobolka Baay waxaana halkaasi jab xooggan lagu gaarsiiyay...
Taliska booliska oo shaaciyay in talaabo sharci laga qaadi doono cidkasta oo ku lug...
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa sheegay in falkii xalay lagu bur buriyay Iskuulka Hooyga Xamar uusan Taliska waxba kala...
Mareykanka oo sheegay in dhaxal-sugaha Sacuudiga uu ka dambeeyay dilka wariye Jamaal Khaashuqji
Sirdoonka Mareykanka ayaa sheegay in Jamaal Khaashuqji ay dileen koox Sacuudi ah oo ku howlgalay amar uu bixiyay Dhaxal-suge Maxamed Bin Salaan, sida lagu...
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ugu baaqday Puntland iyo Jubaland in ay kusoo biiraan shirka...
Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay mar kale ugu yeeraysaa Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubaland in ay ku soo biiraan shirka wadatashiga ah ee...