Wararka

Madaxweynaha Galmudug oo safar shaqo ku yimid Muqdisho

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (qoor-qoor), iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goor dhow safar shaqo ku soo gaaray magaalada muqdisho ee caasimada...

Xabsiga dhexe ee caasimada Galmudug oo lagu dhisayo iskaashi bulsho oo la dhagax dhigay.

0
Samareeb- Guddoomiyaha magaalada Samareeb ahna duqa caasimada Cabdiraxmaan Cali Maxamed Geedaqoroow oo ay wehliyaan Saraakiisha Booliska Samareeb iyo wakiilo ka socda ganacsatada Galmudug, ayaa...

Afghanistan iyo Taliban ayaa dib u bilaabaya wadahadaladii awood qaybsiga

0
Wakiilo ka kala socda dowladda Afghanistan iyo kooxda Taalibaan ayaa dib u billaabaya wadahadalladoodi ku saabsasaana awood qaybsiga. Kulankaan ayaa lagu wadaa inuu beri oo...

Dugsi hoose/dhexe oo laga hirgaliyay deegaanka Afweyn ee dagmada Samareeb

0
Wasiir Kuxigeenka waxbarashada Galmudug Shariif Maxamed Qaliif ayaa maanta si rasmi ah u furay Dugsi Hoose/Dhexe oo laga hirgaliyay Deegaanka Afweyn ee Gobolka Galgaduud. Xaruntaan...

Qaxooti ay Soomaali ka mid tahay oo ku dhibaataysan xadka Bosnia iyo Croatia.

0
Waxaa laga dayrinayaa xaaladda ay ku nool yihiin Muhaajiriin ku jirta xerada qaxootiga Lipa eek u taal xadka dalalka Bosnia iyo Croatia oo ka...

Wasaaradda Qorsheynta XFS oo diyaarisay Qorshaha howleedka Wasaaradda Dowladda ee 2021

0
Wasaaradda Qorsheynta Qaranka ayaa diyaarisay Qorshaha howleedka Wasaaradda Dowladda ee 2021 iyo Istaaratijyada Qaran ee 2021.Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorhseynta Maal-gashiga iyo Horumarina dhaqaalaha...

Wasaaradda amniga XFS oo mamnuucday hubka lala galo gudaha Garoonka Aadan cadde

0
Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in la joojiyay hubka lala galayo gudaha garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. Wasaaradda amniga ayaa arrintan u sababeysay...

Ra’isal wasaarre Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo goordhow gaaray Xerada Bali-doogle

0
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray xerada Bali-doogle ee gobolka Shabeellaha. Ra’iisal wasaaraha iyo wafdigiisa...

Ciidamada Kumaandooska DANAB oo Howlgal Qorsheysan fuliyay

0
Ciidamada Guutada 16-aad ee Kumaandooska Soomaaliya ee DANAB ayaa saacadihii la soo dhaafay waxa ay howlgallo ka  sameeyeen degaano ka tirsan gobolka Baay, halkaas...

Olole nadaafadeed oo laga sameeyay degmada Howl-wadaag ee gobolka Banaadir

0
Maamulka degmada Howl-wadaag oo kaashanaya waaxda Gaadiidka Dowladda Hoose ee gobolka Banaadir ayaa xalay olole nadaafadeed ka sameeyay waddada soddonka. Waddada ayaa laga qaaday carro...