Wararka

Ciidanka xoogga dalka oo howl-gallo ka sameeyay degaanno ka tirsan Shabeellada

0
Ururka 4-aad, Guutada 16-aad ee Ciidanka Kumaandooska Danab ayaa howlgal qorshaysan ka sameeyay degaanka Warta madax maroodi  oo ka tirsan Gobolka Shabeellada hoose. Ciidanka ayaa...

Ciidanka xoogga dalka oo howl-gallo ka sameeyay degaanno ka tirsan Shabeellada hoose

0
Ururka 4-aad, Guutada 16-aad ee Ciidanka Kumaandooska Danab ayaa howlgal qorshaysan ka sameeyay degaanka Warta madax maroodi  oo ka tirsan Gobolka Shabeellada hoose. Ciidanka ayaa...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo xalay la kulmay xildhibaannada lagu soo doortay Ceel-waaq

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane, Maxamed Xuseen Rooble oo kulan casho ah xalayto la yeeshay 16-kii xildhibaan ee dhawaan lagu soo doortay degmada Ceelwaaq ee...

Wasaaradda Awqaafta ee XFS oo sheegtay in sanadkan la dardar gelin doono howlaha gudashada...

0
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS , Maxamuud Macalin Yaxye ayaa sheegay in sanadkan kor loo qaadi doono howlaha gudashada Xajka, si...

Murashixiinta xilka madaxweynenimo ee Soomaaliya oo maanta soo gabagabaynaya hadal jeedintooda

0
Waxaa maanta oo ay Taariikdu tahay 12-ka May lagu wadaa inay lasoo gabagabeeyo khudbad jeedinta murashixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya. Waxaa lagu wadaa maanta...

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo dalka Jabuuti tababar ugu soo xiray cutubyo ka tirsan...

0
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo safar shaqo ku jooga dalka Jabuuti, ayaa maanta halkaas tababar ugu soo xiray cutubyo...

Ciidmada Xoogga dalka oo howlgal Qorsheeysan ku Dilay Xubana katirsan AL-Shabaab

0
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan ururka 5aad Guutada16aad Ee Kumaandoska Danab Ee CXDS Ayaa Howlgal Qorsheeysan Kafuliyayay Deegaanka Ceelcade Oo qiyaastii 30km u...

Mareykanka oo 40 bilyan oo Dollar ugu deeqay Ukraine

0
Congress-ka Mareykanka ayaa ansixiyay lacag dhan 40 bilyan oo dollar oo gargaar ahaan loo siinayo Ukraine, tallaabadan ayaa timid ka dib markii Madaxweyne Joe...

Ciidamada Israa’iil oo toogtay Wariye ka tirsaneyd TV-ga Al-jazeera

0
Wariye ka tirsan muuqaal baahiyaha Aljazeera ayaa lagu dilay Rasaas ay ciidamada Israa’iil ku fureen maanta oo Arbaca ah dhulka la haysto ee Daanta...

Qaar kamid ah Murrashaxiinta Madaxweynaha Dalka Oo Maanta hadal-jeedin sameyndoona

0
Maanta oo tariikhda tahay 11-05-2022, ayaa waxa lagu wadaa in Teendhada Afisyoone ka bilaabato hadal-jeedinta Musharaxiinta u tartamaysa Madaxweynaha 10-Aaad ee Jamhuuriyadda Soomaaliya, sida...