Wararka

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo daah furay shirka Wadatashiga Wasaaradda iyo Dib-u-heshiisiinta iyo Odayaasha...

0
Wasaaradda Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta xukuumadda federaalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta daah furay Shirka Wadatashiga Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dib-u-heshiisiinta...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan la qaatay la taliyaha Ra’iisul wasaaraha dhinaca Amniga

0
Wasiirka Difaaca xukuumadda Soomaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta kulan la qaatay La taliyaha Ra'iisul wasaaraha dhinaca Arrimaha Amniga Mudane Kamal Guutaale. kulankan ayaa loogu...

Maxkamadda Sare ee Kenya oo amartay in dib loo tiriyo qaar ka mid ah...

0
Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa amartay in lagu laabto tirinta codadkii laga dhiibtay 15 goobood doorashadii dhacay 9-kii bishan Ogosto, iyadoo maxkamaddu ay...

Ra’iisul Wasaare Xamza iyo wafdigiisa oo maanta dalka dib ugu soo laabtay

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii ay ka...

Biden oo dhaleeceeyay hanjabaado loo jeediyay FBI-da ka dib baaritaankii Guriga Trump

0
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, ayaa dhaleeceeyay hanjabaado loo jeediyay saraakiisha FBI-da Mareykanka, ka dib markii ay baaritaanno ku sameeyeen Guriga madaxweynihii hore ee Mareykanka...

Wasiirka Caafimaadka XFS oo kulan la qaatay Maamulka Isbitaalka guud ee Demartino

0
Wasiirka Wasaarada Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ayaa maanta booqasho ku tagay Isbitaalka guud ee Demartino Wasiirka ayaa kulan la qaatay Agaasimaha Isbitaalka iyo xubno ka...

Hogaamiyihii u dambeeyay midowgii Soofiyeeti oo geeriyooday

0
Mikhail Gorbachev, oo ahaa hogaamiyihii hore ee Midowga Soofiyeeti ayaa ku dhintay da’da 91 jir, kadib kolkii in muddo ah uu ku jiray cisbitaalka...

Madaxweyne Ramaphosa oo magacaabay koox la dagaalanta musuqmaasuqa

0
Madaxweynaha dalka koonfur Afrika ayaa  Cyril Ramaphosa ayaa sagaal xubnood u magacaabay inay soo dhisaan gole gacan ka geysta la dagaallanka musuqmaasuqa. Kooxdu waxay gacan...

Wasiirka Arrimaha dibedda dalka Turkiga oo sheegay in Tallaabooyinka Kalsooni dhisida ee u dhexeeya...

0
Wasiirka Arrimaha dibedda dalka turkiga ayaa sheegay in Tallaabooyinka Kalsooni dhisida ee u dhexeeya Ruushka iyo Ukraine ay meel wanaagsan marayso. “Tallaabooyinka lagu dhisayo kalsoonida,...

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS oo kulan la qaatay wafdi kasocday Hey’adda...

0
Ciidanka Kumandooska Danab XDS Gaar ahaan Ururka 7aad Guutada 16-aad ayaa Hawlgal Amniga lagu xaqiijinayo ka sameeeyey Degaanada kala ah Gamboole, jameeco jiliyaale &...