Wararka

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS oo kulan la qaatay wafdi kasocday Hey’adda...

0
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mud. Ahmed Moallim Fiqi ayaa kulan la qaatay wafdi kasocday Hey’adda Caalamiga ee Nabad dhiska (International...

Wasiirka gaashandhigga Soomaaliya oo la kulmay taliyaha cusub ee ciidamada Maraykanka Africom ee Soomaaliya

0
Wasiirka gaashandhigga Soomaaliya,mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa manta la kulmay taliyaha cusub ee ciidamada Maraykanka ee Africom ee Soomaaliya iyo saraakiil kale. Wasiirka ayaa soo...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo la kulmay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya

0
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cilmi Maxamuud ayaa maanta Muqdisho kula kulmay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Danjire K.Foster Kulanka oo ka dhacay xarunta...

Ra’iisul Wasaare Hamza oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ,Mudane Hamza Abdi Barre ayaa kula kulmay magaalada Tunis, Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Mudane Moussa Faki Mahamat. Ra’iisula wasaaraha iyo...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo kulan la qaatay Ku-xigeenka Ergeyga Xoghayaha Guud ee Qaramada...

0
Wasiirka Amniga Gudaha XFS Maxamed Axmed Doodishe ayaa kulan la qaatay Ku-xigeenka Ergeyga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Anita Kiki Gbeho. Wasiirka iyo Ergeyga ayaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan wadatashi ah la qaatay qaar ka mid ah Isimada...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Dowlad-goboleedka Puntland ee magaalada Garoowe waxa uu kulan latashi kula qaatay qaar ka mid...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo kulan la qaatay wasiir Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Aljeeriya

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa kulan la yeeshay wasiir Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Aljeeriya, Mudane, Kamel Rezig, waxayna...

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS oo kulan la qaatay Mas’uuliyiinta Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha...

0
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibaan Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi oo ay wehelinayaan Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Md. Cabdisalaan Shariif Xuseen, Wasiir ku xigeenka Hon Cismaan...

Ra’iisul wasaare Xamse oo khudbad ka jeediyay Shirka Caalamiga ah ee TICAD8

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo khudbad ka jeediyey shirka caalamiga ee TICAD8 ee ka socda magaalada Tuunis ee dalka...

Wasiirka Maaliyadda oo qaabilay Wakiilka Bangiga adduunka ee Soomaaliya

0
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cilmi Maxamuud Nuur ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Bangiga aduunka ee Soomaaliya Kristina Svensson. Wasiirka Maaliyadda iyo Wakiilka Bangiga...